Gadood Online

Gadood Online kusoo dhawoow Gadood Online

waxaan idiin haynaa
kabihii ragga
dharkii ragga
suudhadhkii ragga
saacadihii ragga
iyo adeegyo kaleeto tayosare leh.

safar kaleto cusub Kabo labis, socod, orod iyo gym aad u qadan karti
22/11/2024

safar kaleto cusub
Kabo labis, socod, orod iyo gym aad u qadan karti

22/11/2024
Kabahaan oo High Qualityah waa noo diyaar dhallinyaro labis, alaamiito iyo socodba wa kuso baxayaan.Nagala soo xiriir wh...
21/11/2024

Kabahaan oo High Qualityah waa noo diyaar dhallinyaro labis, alaamiito iyo socodba wa kuso baxayaan.
Nagala soo xiriir whatsApp Numberka.
https://wa.link/ogfynx

15/09/2013

"To understand the heart and mind of
a person, look not at what he has
already achieved, but at what he
aspires to."

Haan ciira yaa lushoo... Inta subag kala baxa...Sariir dheer ugu seexda..
10/09/2013

Haan ciira yaa lushoo...
Inta subag kala baxa...
Sariir dheer ugu seexda..

02/09/2013

Vitamin C aids in maintaining blood
vessels, scar tissue and cartilage. It is
also a powerful anti oxidant that
reduces stress. It is also essential for
the production of dopamine, tyrosine,
ATP and peptide hormones. You need
a DV of 60mg of vitamin C, and we give
you a list of foods that will help you in
this. Check complete List here: http://
bit.ly/14FCTyf

31/08/2013

Don’t let a day pass without:
1. Thanking and remembering ALLAH
2. Asking for forgiveness and
rectifying bad deeds
3. Fulfilling your salah on time
4. Doing any type of charity [even a
smile]
5. Reading & understanding ayat from
the Qur’aan
6. Practicing Islam and making dua for
the Ummah
7. Remembering death, fearing
hellfire and striving for jannah
Insha ALLAH

30/08/2013

Waa muhiim inaad ogaato!
Bogga aad ku leedahay FACEBOOKga
wuxuu la midyahay guriga aad
dagantahay, dadka soo booqanayana
waxay lamid yihiin kuwo marti kuu
ah, marka ka taxadar in martidaadu ay
qolkaaga jiifka iyo qolkaaga
Faceboogaba ay ku arkaan wax aan
wanaagsanayn.

26/08/2013

Facebook wuxuu ka mid yahay
aaladaha isgaarsiinta ee waayadan
dambe sida aadka ah loo isticmaalo
dad aad u fara badanina ay booqdaan,
waxaana lagu soo bandhigaa
maqaalo, fikradahana waa laysku
dhaafsadaa, saadaraadeed facebook
samaan iyo xumaanba wuu leeyahay
waxa ay ku xirantahay hadba sida aad
u isticmaasho iyo dhambaalada aad
dadka usoo gudbinayso waxa ay
yihiin.
Dad baa soo post gareeya heeso,
aflaam, sawiro aan asturnayn IWM,
hadaba waxay la mid tahay sida adiga
oo dhagaystay heestaa ama
daawaday filimkaa, dambi ayaadna ka
kororsanaysaa weliba waxa kuu sii
dheer dambiga qofka kula arka
postiga aad soo post garaysay maxaa
yeelay adigaa u fududeeyey waxa
laga yaabaa inuusan arkeen.
Waxa taa la mid ah hadad soo post
garayso muxaadarooyin, quraan,
barnaamijyo diini ah oo dadka wax
taraya IWM, waxad leedahay
ajarkaaga iyo ajarka inta kula
daawata.
Hadaba ogow walalka muslimka ahow
waxad leedahay abaal marinta waxa
aad soo post garayso, ogsoonowna
nolosha aduunka uun maaha ee
markaad geeriyooto xitaa waa lagaa
abaal marin raadkii aad kaga tagtay
aduunka. Hadaba aanu si weyn uga
fiirsano kana fakarno postgaan
maxaanu ka helaynaa oo ajar ah iyo
maxaanu ka galabsanaynaa oo dambi
ah.

25/08/2013

Don't wait for time. Make it.
Don't wait for love. Feel it.
Don't wait for money. Earn it.
Don't wait for the path. Find it.
Don't wait for opportunity. Create it.
Don't go for less. Get the best.
Don't compare. Be unique.
Don't fight your misfortune.
Transform it.
Don't avoid failure. Use it.
Don't dwell on mistake. Learn from it.
Don't back down. Go around.
Don't close your eyes. Open your
mind.
Don't run for life. Embrace it

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gadood Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gadood Online:

Share