Wacan Logistics

Directions

Wacan Logistics Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wacan Logistics, Business service, Haybad Building Gen Nur & A. Qalalan Conjuction, Garowe.

WACAN LOGISTICS is a company founded in 2016 as a multi-freight and transportation Services (Air, Overland, and Ocean), including Clearing and forwarding, airport and port services (handling), tourism services, and last-mile distribution services.

UPDATE          γ‚šviralγ‚· +252907060006
05/09/2026

UPDATE γ‚šviralγ‚·
+252907060006

πŸŽ“ FURSADDA WAXBARASHADA BELARUS πŸ‡§πŸ‡ΎMa ku hamineysaa waxbarasho tayo leh oo dibadda ah? Hadda waa fursaddaada.βœ… Codsiyada ...
07/07/2026

πŸŽ“ FURSADDA WAXBARASHADA BELARUS πŸ‡§πŸ‡Ύ

Ma ku hamineysaa waxbarasho tayo leh oo dibadda ah? Hadda waa fursaddaada.
βœ… Codsiyada Jaamacadaha Belarus way furan yihiin
βœ… Caawinta codsiga jaamacadda
βœ… Habaynta Visa-da Waxbarashada
βœ… Hagidda dukumentiyada loo baahan yahay
⏳ Muddada habaynta: Qiyaastii 30 maalmood.

πŸ“ž Nala Soo Xiriir: +252 907 060 006
+252 907 967 723
πŸ“§ Email: [email protected]
πŸ“ Goobta: Sagal Hotel Area, Garowe
✈️ WACAN LOGISTICS Waxaan kuu fududeyneynaa safarkaaga waxbarasho.

πŸ‡°πŸ‡ͺ VISAHA KENYA – SI DEGDEG AH AYAAN KUUGU DIYAARINAYNAA✈️ Ma u baahan tahay Visa Kenya?βœ… Codsiga Visaβœ… Hagidda dukument...
07/07/2026

πŸ‡°πŸ‡ͺ VISAHA KENYA – SI DEGDEG AH AYAAN KUUGU DIYAARINAYNAA

✈️ Ma u baahan tahay Visa Kenya?

βœ… Codsiga Visa
βœ… Hagidda dukumentiyada
βœ… Sawir Passport
βœ… Adeeg degdeg ah
⏱️ Muddo: Qiyaastii 2 maalmood

πŸ“ž Nala soo xiriir:
Wacan Logistics
πŸ“± +252 907 060 006 / +252 907 967 723
πŸ“§ [email protected]
πŸ“ Sagal Hotel Area, Garowe

Wacan Logistics – Safarkaaga waa mudnaanteenna.

✈️ DIYAARADAHA CAALAMIGA AH EE LA HELI KAROWACAN LOGISTICS waxay kuu haysaa tigidhada diyaaradaha caalamiga ah ee qiimah...
29/06/2026

✈️ DIYAARADAHA CAALAMIGA AH EE LA HELI KARO

WACAN LOGISTICS waxay kuu haysaa tigidhada diyaaradaha caalamiga ah ee qiimaha ugu jaban iyo adeeg hufan.

Waxaan kuu jarnaa tigidhada shirkadaha iyo debadba.

🌍 Safarro caalami ah iyo kuwo gudaha ah
πŸ’° Qiimo jaban oo tartan leh
πŸ›‘οΈ Adeeg lagu kalsoon yahay
⏰ 24/7 adeeg macaamiil

πŸ“ Goobta: Sagal Hotel Area, Garowe, Puntland – Somalia
πŸ“ž +252 907 060 006
πŸ“ž +252 907 967 723
πŸ“§ [email protected]

WACAN LOGISTICS – We Fly You to the World.

HAMBALYO 26-KA JUUNXUSKA MAALINTA XORNIMADA GOBOLLADA WAQOOYIMaamulka iyo Shaqaalaha WACAN LOGISTICS waxay hambalyo iyo ...
25/06/2026

HAMBALYO 26-KA JUUN

XUSKA MAALINTA XORNIMADA GOBOLLADA WAQOOYI

Maamulka iyo Shaqaalaha WACAN LOGISTICS waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Gobollada Waqooyi, munaasabadda qiimaha badan ee 26-ka Juun 1960, oo ah maalintii ay Gobollada Waqooyi ka xoroobeen gumaystihii Ingiriiska.

Maalintani waa astaan muujinaysa halgan, geesinimo, gobannimo iyo jacaylka loo qabo xorriyadda. Waa maalin mudan in la xuso laguna faano taariikhda qiimaha leh ee ummadda Soomaaliyeed.

Waxaan Alle uga baryaynaa inuu dalkeenna ku gallado nabad, midnimo, horumar iyo barwaaqo waarta.

Hambalyo 26-ka Juun.

Guul iyo Gobannimo Soomaaliyeed ha waarato.

WACAN LOGISTICS
πŸ“ž 907 060 006
#γ‚·γ‚šviralγ‚·

✈️ WACAN LOGISTICS 🌍Ka dalbo dhammaan adeegyada socdaalkaaga hal meel.βœ… Tigidhada Duulimaadyada (Domestic & Internationa...
22/06/2026

✈️ WACAN LOGISTICS 🌍
Ka dalbo dhammaan adeegyada socdaalkaaga hal meel.

βœ… Tigidhada Duulimaadyada (Domestic & International)
βœ… Fiisooyin (Visa Processing)
βœ… Cargo & Shipping
βœ… Hotel Booking
βœ… Travel Consultation
Adeeg Degdeg ah β€’ Amaan ah β€’ Lagu Kalsoon Yahay.

πŸ“ Xarumaha: Garowe & Muqdisho
+252907060006

🌸 Jimce Mubaarak 🌸WACAN LOGISTICS waxay hambalyo iyo duco u diraysaa dhammaan bulsho-weynta Soomaaliyeed ee ku nool daaf...
19/06/2026

🌸 Jimce Mubaarak 🌸
WACAN LOGISTICS waxay hambalyo iyo duco u diraysaa dhammaan bulsho-weynta Soomaaliyeed ee ku nool daafaha dunida.

✈️ WACAN LOGISTICS 🌍International Available FlightsπŸ›« We provide international flight bookings with leading airlines:πŸ‡ΆπŸ‡¦ Q...
18/06/2026

✈️ WACAN LOGISTICS 🌍
International Available Flights

πŸ›« We provide international flight bookings with leading airlines:

πŸ‡ΆπŸ‡¦ Qatar Airways
πŸ‡¦πŸ‡ͺ Air Arabia
πŸ‡¦πŸ‡ͺ Emirates
πŸ‡ͺπŸ‡Ή Ethiopian Airlines
🌍 Other International Airlines

πŸ“ Fast, reliable, and affordable ticketing services.
πŸ“ž Contact Us:
+252 907 060006
+252 907 967723
WACAN LOGISTICS – Your Trusted Travel Partner. 🌍✈️

WACAN LOGISTICS ✈️🌍Ku dalbo Fiisooyinka Dalalkan:πŸ‡°πŸ‡ͺ KenyaπŸ‡ΊπŸ‡¬ UgandaπŸ‡ͺπŸ‡Ή EthiopiaπŸ‡ΈπŸ‡΄ SomaliaπŸ‡ͺπŸ‡¬ EgyptπŸ‡¦πŸ‡ͺ United Arab Emirates (...
18/06/2026

WACAN LOGISTICS ✈️🌍

Ku dalbo Fiisooyinka Dalalkan:
πŸ‡°πŸ‡ͺ Kenya
πŸ‡ΊπŸ‡¬ Uganda
πŸ‡ͺπŸ‡Ή Ethiopia
πŸ‡ΈπŸ‡΄ Somalia
πŸ‡ͺπŸ‡¬ Egypt
πŸ‡¦πŸ‡ͺ United Arab Emirates (UAE)
βœ… Adeeg degdeg ah
βœ… Qiimo macquul ah
βœ… Kalsooni iyo hufnaan

πŸ“ž+252 907060006
πŸ“ž+252 907967723

🌍 VISAHA SOMALIA πŸ‡ΈπŸ‡΄Ma doonaysaa inaad si fudud ku hesho visaha Somalia?Waxaan kuu haynaa adeeg degdeg ah oo lagu kalsoon...
31/05/2026

🌍 VISAHA SOMALIA πŸ‡ΈπŸ‡΄

Ma doonaysaa inaad si fudud ku hesho visaha Somalia?
Waxaan kuu haynaa adeeg degdeg ah oo lagu kalsoon yahay.

βœ… Meel kasta aad joogto waad naga dalban kartaa
βœ… Waqti kooban
βœ… Adeeg hufan iyo gacan-aamo ah.

πŸ“ž Nala soo xiriir: 907060006

β€œSafarkaaga waxaan ka dhigeynaa mid fudud.”

Address

Haybad Building Gen Nur & A. Qalalan Conjuction
Garowe
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wacan Logistics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share