11/08/2026
π³οΈπ§ RIIG GACMEED COMPANY
Ma u baahan tahay Ceel Gacmeed? π§
Ma rabtaa biyo joogto ah oo aad ku kalsoonaan karto?
RIIG Gacmeed Company waxay diyaar kuugu yihiin qodista iyo dhismaha ceelasha gacmeedka, iyadoo adeegga lagu qabanayo si xirfad, hufnaan iyo masuuliyad leh. π·ββοΈπ§
β
Qodista Ceelasha Gacmeedka
β
Dhismaha & dhamaystirka Ceelasha
β
Adeeg tayo leh oo la isku halayn karo
β
Shaqooyin Dayactirka iyo dib u hab uhabaynta kala duwan
π Hargeysa & nawaaxigeeda
π Nala soo xiriir:
βοΈ 063 4653917
RIIG Gacmeed Company
π§ Biyuhu waa nolosheenaβ annaguna waxaan kaa caawinaynaa inaad hesho.