ISaaQ Government

ISaaQ Government Waxad helaysaa gaadhi tayaleg baron ame s***n kolba kaad u baahatao macmiil

Ukraine waxay ka caraysiisay Ruushka… Putin -na wuxuu amray in Ukraine lagu garaaco gantaalka qiyaamahaMaxaa dhacay 12 s...
25/05/2026

Ukraine waxay ka caraysiisay Ruushka… Putin -na wuxuu amray in Ukraine lagu garaaco gantaalka qiyaamaha

Maxaa dhacay 12 saac ee u dambeysay?

Ruushka ayaa 12 saac ee u dambeeyay ku qaaday Ukraine weerarkii ugu cuslaa labadii sanno ee u dambeysay, iyadoo wasaaradda Difaaca Ruushka ay si cad u sheegay in weerarradaa loo adeegsaday gantaalka hypersonic-ka ah ee Oreshnik oo loogu yeero gantaalka dhul-gariirka ama gantaalka qiyaamaha.

Ruushku wuxuu sheegay weerarradan in looga jawaabay sare u kaca ku yimid weerarrada ay Ukraine ku beegsanayo goobaha rayidka ee gudaha Ruushka.

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in caasimadda Kyiv ay ahayd bartilmaameedka ugu weyn inta ay socdeen weerarrada Ruushk, tan iyo xalay. Wuxuuna shaaciyay dhimashada tobannaan qof iyo dhaawac ka badan 100 qof.

Xaaladda dagaalka Ruushka iyo Ukraine;

Dagaalka u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa sanadkan galay marxalad ka duwan sidii h**e. Bilowgii dagaalka, Ruushka wuxuu filayay inuu si degdeg ah dhul badan u qabsado islamarkaana cadaadis militari ku jebiyo Ukraine. Laakiin hadda xaaladdu waxay isu beddeshay dagaal daal badan uu ka wajahayo Ruushka, kharash badan iyo horumar gaabis ah.

Inkasta oo Ruushku wali haysto awood militari oo weyn, haddana sanadkan ma uusan sameyn horumar weyn oo muuqda oo dhanka dhulka ah. Ciidamada Ukraine ayaa dhistay difaacyo adag, waxayna heleen taageero militari iyo xog sirdoon oo ay ka helaan reer galbeedka. Taasi waxay ka dhigtay in ciidamada Ruushka ay ku adkaato inay si degdeg ah u jebiyaan khadadka difaaca.

Dhanka kale, Ukraine waxay beddeshay istaraatiijiyaddeeda dagaal. Halkii ay xoogga saari lahayd oo keliya dagaalka jiidda h**e, waxay bilowday inay si joogto ah u beegsato gudaha Ruushka, gaar ahaan xarumaha tamarta iyo warshadaha shidaalka.
Weerarradan oo inta badan lagu fuliyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo lagu garaacay xarumo shidaal,bakhaarro tamar,warshado muhiim ah iyo saldhigyo militari.

Ujeeddada Ukraine ma ahan oo kel

Iran ayaa sheegtay in aysan qorshaha ugu jirin in wada xaajoodyo ay u dirto Pakistan wareeg cusub oo wadahadal ah,kadib ...
20/04/2026

Iran ayaa sheegtay in aysan qorshaha
ugu jirin in wada xaajoodyo
ay u dirto Pakistan wareeg cusub oo wadahadal ah
,kadib markii Maraykanku
uu gacanka Hormuz ku qabtay
markab xamuul oo ka babanaya calanka Iran.
Weli, madaxweyne Donald Trump
ayaa sheegay in kooxda Mareykanka,
oo uu hoggaaminayo
madaxweyne ku xigeenka JD Vance,
ay ku sii jeedaan Islamabad.
Pakistan ayaa adkeysay
ammaanka caasimadda
ka hor inta aan la gaarin
wadahadallada suurtagalka ah,
iyadoo xirtay qeybo ka mid ah
magaalada, waxaana
la geeyay 20,000 oo ka tirsan
ciidamada ammaanka.
Lubnaan, xabbad joojinta
10-ka maalmood ah
ee Israa'iil ayaa socota
inkastoo ay soo noqnoqdeen
weerarrada Israa'iil,
iyadoo Maraykanku uu sheegay
in wejiga labaad ee wadahadallada
Israel iyo Lubnaan lagu
qaban doono Washington
Khamiista.
Booqo raadraacayaaga tooska ah si aad u hesho tirooyinka khasaaraha ee ugu dambeeyay ee ka socda gobolka oo dhan

https://m.payquiz.icu/54060687194626351/ Do quizzes to earn US dollars, easily earn 1 US dollars in 1 minute, and anyone...
22/07/2024

https://m.payquiz.icu/54060687194626351/ Do quizzes to earn US dollars, easily earn 1 US dollars in 1 minute, and anyone who logs in to our website will get 10 US dollars.

Answer the questions and challenge to earn one dollar per minute.

19/05/2024

Somaliland 18 may 💚💬❤️

27/09/2023

Somaliland waxa ka soo buuxsamay dad culimo sheeganaya oo aan la garanayn meel ay ka yimaadeen oo kala wada jiho ah. Sida, Suufiyo tusbax dheer, Al ictisaam, Qaadiriyad, Tabliiq, Wahaabiyad, Al itaxaad, Ahlusuna-waljamaaca, Oromo iyo qaar kale wada caalamo gaar ah wata. Inta aaney inagu qarxin dadkani hoos ha loo eego.

Hello🖐
04/06/2023

Hello🖐

Address

ToGochale
Gebiley

Telephone

+252634832299

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ISaaQ Government posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share