Dunya Group

Dunya Group Education,Business,Travel and Tourism

(Dunya Group Can Build Your Bridg)
(Dunya Group is Ready to Provide you for all your needs)
About Dunya Group of Companies was established in Hargeisa Somaliland,and now it's heard quarter is based in Hargeisa. The aim of this Company is to evolve the traditional/old-fashioned trade such as Construction,textile and all other trade services. Dunya Group also offers to everyone who wants to study in abroad consultancy services such as applications,department selections,and visa oppurtunities.

....................{{ OGAYSIIS OGAYSII }}........................GOLDEN OPPORTUNITY FOR STUDYING IN TURKEY................
14/02/2019

....................{{ OGAYSIIS OGAYSII }}........................
GOLDEN OPPORTUNITY FOR STUDYING IN TURKEY................HARGEISA OFFICE...............
Degree and Master admission is open for 2019-2020 academic years.

●Ma Tahay Arday Dhamaystay Dugsiga Sare amaba Jaamacada Heerka Kowaad?
●Ma Tahay Arday raba inuu Waxbarasho u aado Dalka Turkiga?

.............(( OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS)).......................................VISA GANACSI OO TURKIGA AH..............
14/02/2019

.............(( OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS)).......................................VISA GANACSI OO TURKIGA AH.....................
HARGEISA OFFICE...
< Ma tahay Ganacsade? Ma Jeceshay inaad Turkiga u aadid Ganacsi? Ma Jeceshay inaad ka qayb gashid kulanka ugu wayn ee Carwo Ganacsi ee Dalka Turkiga iyo Wadamada Jaamacada Carabta oo ka Qabsoomi Doona Bisha 4aad ee 2019?

{ Haday jawaabtu tahay HAA Shirkada Dunya Group iyo Turkish-Arab Countries Business Association (TURAB EXPO) Waxay kuu fududaynayaan sidaad uga qayb gali lahayd Bandhigaa Ganacsi oo ka qabsoomaya magaalada ISTANBUL/TURKEY}.

(Bandhigaa waxa ka soo qayb galaya 1500 oo Ganacsato ah iyo 200 oo Shirkadood oo Dalka Turkigu soo Xulay.
Is Diwaan Galinta Waxay ka Bilaabmata Maanta oo ay Bishu Tahay 14/02/2019 waxayna ku dhamaan doonta insha allah 28/02/2019 hadaba si aanu kugu Fududayno oo aad uga qayb gashid adoo matalaaya shirkadaada Fadlan h**e ula xidhiidh Xafiiska shirkada ku leedahay Magaalada HARGEISA.
《《 HARGEISA OFFICE:
Address Office: Botan Building Opposite of City Center Hargeisa/ Haregisa/Somaliland

Tell: (514407) (0634784048) (0634034522) (0634473308) (0634050028)

.............(( OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS))................................PARTIAL SCHOLARSHIP IN TURKEY..................
14/02/2019

.............(( OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS))................................PARTIAL SCHOLARSHIP IN TURKEY.....................
HARGEISA OFFICE...
< Ma tahay Arday Dhamaystay Dugsigii Sare ama Jaamacadii? Ma Jeceshay inaad u aadid Deeq Waxbarasho oo ah Partial Scholarship ah? Ma Jeceshay inaad waxbarashadaada inaad Bilawdo Sanad Dugsiyeedka 2019/2020?

{ Haday jawaabtu Tahay haa Fadlan h**e ula xidhiidh Xafiiska ay Shirkadu ku leedahay Magaalada Hargeisa is diwaan galintuna waxay bilaabmi doonta maanta oo ay Taarikhdu Tahay 14/02/2019 Waxayna ku eegtay 28/02/2019}

Wixii faahfaahin ee dheeriya kala xidhiidh Telefoonadan hoos ku xusan amaba Goobta uu ku yaalo xafiisku.

《《 HARGEISA OFFICE:
Address Office: Botan Building Opposite of City Center Hargeisa/ Haregisa/Somaliland

Tell: (514407) (0634784048) (0634034522) (0634473308) (0634050028)

.............(( OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS))................................PARTIAL SCHOLARSHIP IN TURKEY..................
14/02/2019

.............(( OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS))................................PARTIAL SCHOLARSHIP IN TURKEY.....................
MOGADISHU OFFICE...
< Ma tahay Arday Dhamaystay Dugsigii Sare ama Jaamacadii? Ma Jeceshay inaad u aadid Deeq Waxbarasho oo ah Partial Scholarship ah? Ma Jeceshay inaad waxbarashadaada inaad Bilawdo Sanad Dugsiyeedka 2019/2020?

{ Haday jawaabtu Tahay haa Fadlan h**e ula xidhiidh Xafiiska ay Shirkadu ku leedahay Magaalada Muqdisho is diwaan galintuna waxay bilaabmi doonta maanta oo ay Taarikhdu Tahay 14/02/2019 Waxayna ku eegtay 28/02/2019}

Wixii faahfaahin ee dheeriya kala xidhiidh Telefoonadan hoos ku xusan amaba Goobta uu ku yaalo xafiisku.

Address Office: Safaari Restaurant Building, Soobe Market, Hodan District/ Mogadishu-Somalia
《《 MOGADISHU OFFICE
Tell: (0613206445) (0613884679) (0615 378828) (0615501840) (0615537529)

WhatsApp: (0634050028) (0615501840) (0634473308) (0615378828) 》》
ADDRESS OFFICE: Safaari Restaurant Building, Soobe Market, Hodan District/ Mogadishu-Somalia.

.............(( OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS)).......................................VISA GANACSI OO TURKIGA AH..............
14/02/2019

.............(( OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS)).......................................VISA GANACSI OO TURKIGA AH.....................
MOGADISHU OFFICE...
< Ma tahay Ganacsade? Ma Jeceshay inaad Turkiga u aadid Ganacsi? Ma Jeceshay inaad ka qayb gashid kulanka ugu wayn ee Carwo Ganacsi ee Dalka Turkiga iyo Wadamada Jaamacada Carabta oo ka Qabsoomi Doona Bisha 4aad ee 2019?

{ Haday jawaabtu tahay HAA Shirkada Dunya Group iyo Turkish-Arab Countries Business Association (TURAB EXPO) Waxay kuu fududaynayaan sidaad uga qayb gali lahayd Bandhigaa Ganacsi oo ka qabsoomaya magaalada ISTANBUL/TURKEY}.

(Bandhigaa waxa ka soo qayb galaya 1500 oo Ganacsato ah iyo 200 oo Shirkadood oo Dalka Turkigu soo Xulay.
Is Diwaan Galinta Waxay ka Bilaabmata Maanta oo ay Bishu Tahay 14/02/2019 waxayna ku dhamaan doonta insha allah 28/02/2019 hadaba si aanu kugu Fududayno oo aad uga qayb gashid adoo matalaaya shirkadaada Fadlan h**e ula xidhiidh Xafiiska shirkada ku leedahay Magaalada Muqdisho.

Address Office: Safaari Restaurant Building, Soobe Market, Hodan District/ Mogadishu-Somalia
《《 MOGADISHU OFFICE
Tell: (0613206445) (0613884679) (0615 378828) (0615501840) (0615537529)

WhatsApp: (0634050028) (0615501840) (0634473308) (0615378828) 》》
ADDRESS OFFICE: Safaari Restaurant Building, Soobe Market, Hodan District/ Mogadishu-Somalia.

....................{{ OGAYSIIS OGAYSII }}........................GOLDEN OPPORTUNITY FOR STUDYING IN TURKEY................
12/02/2019

....................{{ OGAYSIIS OGAYSII }}........................
GOLDEN OPPORTUNITY FOR STUDYING IN TURKEY................MOGADISHU OFFICE...............
Degree and Master admission is open for 2019-2020 academic years.

●Ma Tahay Arday Dhamaystay Dugsiga Sare amaba Jaamacada Heerka Kowaad?
●Ma Tahay Arday raba inuu Waxbarasho u aado Dalka Turkiga?

BISHAARO! Xaraynta jamacadda ISTANBUL COMMERCE UNIVERSITY waa ay socotaaXaraynta Masterka ıyo PHD Waxa ay bilaabmatay 1-...
17/12/2018

BISHAARO! Xaraynta jamacadda ISTANBUL COMMERCE UNIVERSITY waa ay socotaa
Xaraynta Masterka ıyo PHD Waxa ay bilaabmatay 1-November-2018 waxayna dhamaan doonta ugu danbayn 1-January 15, 2019.
(FIIRO GAARA): Qiimaha masterka 1500 dollar ayuu ka bilowdaa sanadkii. Halka PHD ka bilowdo 1000 dollar sanadkii.
KULIYADAHA MASTERKA EE ENGLISH KU BAXO.
🎓 Computer Engineering English)
🎓 Mechatronics Engineering (English)
🎓 Management Engineering (English)
🎓 Business Administration (English)
🎓 International Finance (English)
🎓 Economics (English)
🎓 International Trade (English)
🎓 African Studies and international relations (English)
KULIYADAHA PHD EE ENGLISH KU BAXO.
🎓 Mechatronics Engineering (English)
🎓 Electronics and Communication Engineering (English)
FADLAN KULYADAHA TURKIGA AH HADDII AAD DOONAYSO NALA SOO XIRIIR.
DUKUMIINTIGA LAGAA RABO.
• Certificate, Transcript, Photo, Passport
Wixii fahfaahin ama xaraysasho ah xafiiskayaga:
HARGEISA / SOMALILAND
📞 +252 63 4473308
📞 +252 63 4050028
📞 +2522514407
📩 [email protected]
📲 Fadlan asxaabtaada gaadhsii si ay uga faa'iideystaan Fursadan Qaaliga ah Mahadsanid.

............ ... OGAYSIIS MUHIIM AH..............Shirkada Dunya Group waxay macaamiisheda sharafta leh ogaysiinaysa inay...
26/09/2018

............ ... OGAYSIIS MUHIIM AH..............
Shirkada Dunya Group waxay macaamiisheda sharafta leh ogaysiinaysa inay u hayso Fiisayaal ( VISA) Dalka Turkey oo xadidan
Isla markasan wakhtiga (VISA) lagu so sarayo
Uu ka bilamayo
27/09/2018 .... kuna eeg
15/10/2018

Fiiro Gears (( macaamiisha sharafta leh Wixii warbixin ee dheeriya waxay kala soo xidhiidhaan .... Tell:: 0634473308 ama xafiiska shirkada))

GOLDEN OPPORTUNITY FOR STUDYING IN TURKEYGraduate admission is open for 2017-2018 academic years!Apply Now for Graduate ...
07/01/2018

GOLDEN OPPORTUNITY FOR STUDYING IN TURKEY
Graduate admission is open for 2017-2018 academic years!
Apply Now for Graduate Admissions of well-known Turkish universities with unbelievable discounts. Master Degree and PhD programs tuition fee starting from 800$-1000$ per semester.
✔ NO AGENT COMMISSION FEE NEEDED. ALL SERVICES ARE FREE FOR ALL INTERNATIONAL STUDENTS

January 25, 2018
ENGINEERING PROGRAMS FOR MASTER DEGREE
�M.Sc. in Computer Engineering (in English)
�Information Technologies (in English)
�Engineering and Technology Management (in English)
�M.Sc. in Electric and Computer Engineering (in English)
�M.Sc. in Industrial Engineering (in English)
�M.Sc. Data Science (in English)
�M.Sc. Industrial and Systems Engineering (in English)
�M.Sc. in Financial Engineering (in English)
�M.Sc. in Computational Biology and Bioinformatics (in English)
�M.Sc. in the Preservation of Cultural Heritage (in English)
�M.Sc. in Management Information Systems (in English)
�M.Sc. Energy and Sustainable Development (in English)
�M.Sc. Electronic & Electrical Engineering (in English)
�M.Sc. Structural Engineering (in English)
�Mechatronics Engineering (in English)
�Management Engineering (ın English)
SOCIAL SCIENCE PROGRAMS FOR MASTER DEGREE
�M.A. Political science and International Relations (in English)
�M.A. International Relation (in English)
�Business Administration (in English)
�African Studies And International Relations (in English)
�Economics (in English)
�International Trade (in English)
�International Finance (in English)
�Commercial Diplomacy (English)
�Communication Sciences (in English)
�Strategic Marketing and Brand Management (in English)
�Financial Economics (in English)
�M.A Sociology (in English)
�M.A History (in English)

�M.A Cultural Studies (in English)
�M.A English Language and Literature (in English)
�MA in Economics (in English)
�MA in Banking and Finance (in English)
�M.A in Communication Studies (in English)
�MA in Marketing (in English)
�MA in Production Marketing (in English)
�MA in Psychology (in English)
�MA in Risk Management (in English)
�M. A. in Design (in English) PHD PROGRAMS
�Electrical and Computer Engineering Ph.D. (in English)
�Pharmaceutical Sciences Ph.D. (in English)
�PhD in Computer Engineering (English)
�PhD in Bioinformatics and Genetics (English)
�PhD in Electronics Engineering (English)
�PhD in Industrial Engineering (English)
�PhD in Management Information Systems (in English)
�Ph.D. in Economics (English)
�Ph.D. Finance and Banking (English)
�Ph.D. International Relations (English)
�History, Ph.D. (in English)
�Englısh Language And Lıterature (in English)
�Polıtıcal Scıence And Internatıonal Relatıons (in English)
THE PROGRAMS WE PRESENT ARE AT PRIVATE UNVERSITIES LOCATED IN ISTANBUL, TURKEY. FOR MORE INFORMATION CONTACT US IMMEDIATELY.
Application required documents
✔ Undergraduate Certificate
✔ Transcript
✔ Passport copy
✔ Photo
✔ CV
✔ Reference letter.
Fee of Admission Latter 200$.
Address,
☎ 514407 :……………………………………………………...( Hargeisa-Somaliland).
� 0634050028 / 0634473800 / 0634784048 :………………….( Hargeisa-Somaliland)
� 0634651508 / 0633876980 :…………………………………(Burco-Somaliland)
[email protected]
✔ 100% guaranteed that you will pay the lowest price to study in Turkey.
� Please Share with all your friends! Thanks

........................Bushaaro Bushaaro.......................Shirkada Dunya Group Waxaad ka helaysa Adeegyo kala duwa...
23/11/2017

........................Bushaaro Bushaaro.......................
Shirkada Dunya Group Waxaad ka helaysa Adeegyo kala duwan oo ka kooban sidan hoos ku xusan:
1)Adeegyada Waxbarasho ee Dibada ah (Education Service inside of Somaliland) ee Dalalka kala ah ( Turkey, Chine, Malaysia, Bangladesh, India, IWM) Adeegyada waxbarasho ee ka bilawda Jaamacadaha Heerka Kowaad (Degree), Heerka Labaad (Master), iyo Heerka Sadexaad (BHD) Sidaa awgeed Muwaadin hadii aad danaynaysid Adeegyadan oo ay Baahi ku hayso waanu ka haqabtiri karna insha alah.
2) Adeegyada Caafimadka Dhakhaatir dibada cidii dalka waxba lagaga qaban kari wayo.
3) Adeegyada Dalxiiska Casuumadaha Dalalka Carabta iyo Turkiga.
4) Soo saarida fududaynta Casuumadaha Ganacsi iyo la talinta ganacsi ee Ganacsatada dibada wax ka soo dhoofsata sida Dalalka (Turkiga, China, Malaysia, India, iyo Wadamada Carabta)
Dhamaan adeegyadan aan kor ku xusnay waa kuwo ay shirkada Dunya Group ku qabanayso wixii faahfaahin ee intaa dheer nagala soo xidhiidh ( Tellfoonada kala ah: +25263514407 ama +252634050028 ama +252634478300) ama Noogu kaalay Xarunta Shirkada oo ku taala Magaalada Casimada Hargeisa gaar ahaan Suuqa wayn ee hargeisa u dhaw Masjidka Cali mataan (Suuqa Waaheen Bariga Masjidka Cali Mataan Fooqa Boodhle Dabaqiisa Sadexaad )

28/10/2017

Education,Business,Travel and Tourism

..........OGAYSIIS............OGAYSIIS..............OGAYSIIS............... Istanbul Arel UniversityWaxaad ka helaysa Ku...
17/07/2017

..........OGAYSIIS............OGAYSIIS..............OGAYSIIS............... Istanbul Arel University
Waxaad ka helaysa Kuliyadahan (FACULTY) hoos ku qoran oo ah heerka kowaad ee jaamacada (Undergraduate) qiimahooduna yahay sanadkii lagu dhiganaya marka loo sameeyo qofkii qiimo dhimis (Discount) 40% Sidaa awgeed macaamiisha sharafta leh waxaan u sheegayna ee danaynsa jaamacadan in aad dhamaan kuliyadahan naga helaysan hoos ku qoran oo lagu dhiganayo English 100% haduu aleh idmo.
1)Industrial engineering
2) Biochemistry
3) International relations
4) International trade and finance
5) Business administration
6) Computer engineering

Address

Waheen Road Number 1
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dunya Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dunya Group:

Share