18/05/2026
Illaahay haw Naxariisto Marxuum Najiib Ahmed Shunuuf oo Ku Geeriyooday Cariga Maraykanka
Waxaan ka Tacsiyadaynayaa Dhamaan Reer Maxamed guun gaar ahaan Cabdiraxmaan Maxamed Guun oo Marxuumku Abti u ahaa.
Illaahay haw Naxariisto, Illaahay Haw Naxariisto - Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtio uu ka baxay illaahay Samir iyo iimaan ha inaga siiyo.