17/09/2024
Malintii 3 hablood ee la kufsada
Talabo may qaadin
Maalintii buqdharkayn la gubay talabo may qaadin
Maantoo 2 nin la dilay talaabo may qaadin
Maalintii dhoqoshay gaadhiga dawlada leeday laxaystay ee gacanlibaax la geeyay iyadoo yaacaysa ayay subaxii nasoo gashay sidaan gaadhi iyagu xaqlayaalka yihiin kaxaysanay
Markaa waxaa ii cadaaatay in habarjeclo ay baqdinta waxku leeyihiin aanay xishooodka waxba ku lahayn