DEGMO REAL Estate

DEGMO REAL Estate IIBINTA GURYAHA IYI KIRAYNTOODA IYO IIBINTA DHULKA BANAAN IYO BAABUURTA

Dhul iib ah waana Chance 18×24 Agagaarka Guluf Hotel or Diyaarada Qiimaha $19000 waana karaa koone.Kala xidhiidhTell: 06...
16/12/2023

Dhul iib ah waana Chance 18×24 Agagaarka Guluf Hotel or Diyaarada Qiimaha $19000 waana karaa koone.
Kala xidhiidh
Tell: 063-4426993

📢:  💧 🚰  ‼️💧:MAGAALADA★HARGESIA 🌳:XAAFADDA★QUDHAC DHEER 🏝AAGA:FUTURE SECONDARY 💰:L ACAGTA★$270+DEPOSIT 📱TELL:0634481998📱...
29/05/2023

📢: 💧 🚰 ‼️
💧:MAGAALADA★HARGESIA
🌳:XAAFADDA★QUDHAC DHEER
🏝AAGA:FUTURE SECONDARY
💰:L ACAGTA★$270+DEPOSIT
📱TELL:0634481998
📱TELL:0634873766
Tel 0634422308

★ SADDEX JIIFA ,FADHI IYO CUNTO KIJO IYO 2 SUULI LABA GAADHI WEYN BIYO LEH


KA KIRAYSO, KA IIBSO GURI,GAADHI,
DHUL,ALAAB, SHIRKADA BARIGA AFRICA
UGU WEYN EE ✅💯⚘💵

🏢🚘💰macmiil hadaad guri iiba ,gaadhi iiba, dhul iiba hayso ama aad raadinaysid
Guri kiraha ama doonaysid in gurigaaga la
Guu kireeyo ku xidhnow shirkada like saar pageKA mahadsanid

 : : 👉🏽 Cabirka dhulka: 24mx18m (sharcina leh) 👉🏽Qiimaha: $18,000 iyo  heshiis.👉🏽Goobta: Magaalada Hargeisa; Gaar ahaan,...
29/05/2023

:
:

👉🏽 Cabirka dhulka: 24mx18m (sharcina leh)
👉🏽Qiimaha: $18,000 iyo heshiis.
👉🏽Goobta: Magaalada Hargeisa;
Gaar ahaan, waxa uu kuyaalaa kasoo horjeedka xarunta Degmada 31may.

✅ Nagala soo xidhiidh lambarada kala ah.

+252 63 4422308
+252 634481998
+252 634873766

👉Iibi ama iibso:
Dhul, Guri, Gaadhi, Electronics iyo wixii la mid ah. Ee aad iib u raadinayso, waxaad noogu soo hagaajin kartaa Page keena
. ama lambarada kor ku xusan.

28/05/2023


Shan baloodh oo laba Kaarikoorne yihiin oo cabbirkoodu midkiiba yahay 24x18 oo iiba oo ku yaala oromada, gaar ahaan Karasharka Dawladda Hoose ayuu galbeed kasoo xigaa, laamida galbeedka Hargeisa.


:0634873766 / 634481998
: Midkiiba 3,600$ Saddex kun iyo lix boqol oo doolar
REAL Estate_Hargeysa

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DEGMO REAL Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DEGMO REAL Estate:

Share