kulunbawi_adam_haji

kulunbawi_adam_haji Majiro QabiiL kawangZan izlanimaDa �

Billgates isaga oo mar waraysi siinayay television ayaa gabadhii saxafiyadda ahayd ee waraysiga ka qaadaysay waydiisay s...
04/02/2021

Billgates isaga oo mar waraysi siinayay television ayaa gabadhii saxafiyadda ahayd ee waraysiga ka qaadaysay waydiisay su'aal "mudane ii sheeg sirta guushaada ?
bill intii aanu ka jawaabin su'aasha waxa uu jeebka ka soo saaray jeegga lacagta lagu qoro [cheque] kaddib saxafiyadii ayuu ku yidhi "ku qor jeegan inta aad doontid oo lacag ah! " saxafiyaddii jeegii way weydiiday, haddana waxay ku celisay su'aasheedii h**e, isaguna mar labaad ayuu ku yidhi jeeggan ku qor lacag inta aad doonto.

Bill inta uu eegay saxafiyaddii ayuu ku yidhi: haddaba aan kuu sheego sirta guushayda anigu weligay ma dayicin fursad i soo martay sida aad adigu u dayacday imika, maanta haddii aad fursaddan ka faa'idaysan lahayd waxa aad noqon lahayd saxafiyadda ugu taajirsan caalamka

22/11/2020

SheeKh Dabcasar 😂😂

Ku dayashada dadka kale aad ku dayato, mecnaheedu ma ahan in aad gaarayso ama helayso wax walba oo ay dadkaasi heleen.
01/11/2020

Ku dayashada dadka kale aad ku dayato, mecnaheedu ma ahan in aad gaarayso ama helayso wax walba oo ay dadkaasi heleen.

" waan ooyay sababtoo ah kabo ma haysan, kadib waan joojiyay oohintii markii aan arkay nin aan lugo ba haysan"William Sh...
06/10/2020

" waan ooyay sababtoo ah kabo ma haysan, kadib waan joojiyay oohintii markii aan arkay nin aan lugo ba haysan"

William Shakespeare

Si ay kuula waynaadaan waxyaabaha aad haysato nolosha, waa inaad eegtaa kuwa jeclaan lahaa inay haystaan waxa aad haysato laakiin aan kula waynayn

Socrates Oo Ahaa Feylasuuf Weyn Ayaa Waxaa Uu Jeclaa In Uu Hurdada Ku Daaho Oo Goor Dambe Uu Soo Kaco.Hooyadiis Ma Aysan...
18/09/2020

Socrates Oo Ahaa Feylasuuf Weyn Ayaa Waxaa Uu Jeclaa In Uu Hurdada Ku Daaho Oo Goor Dambe Uu Soo Kaco.

Hooyadiis Ma Aysan Jecleyn Dhaqanka Wiilkeeda Oo Waxa Ay Jecleyd In Uu Tooso Goor H**e Maadaama Ay La Dooneysey In Uu Noqdo Injineer Weyn Mustaqbalka.

Macallinka Ayey Kala Dardaarantay In Uu Uga Sheekeeyo Sheekooyin La Xiriira Faaiidada Ay Leedahay In La Tooso Alaseey.

Macallinkii Ayaa Yiri Wiilkeygiyoow Dhegeyso Sheekadaan Kadibna Ii Sheeg Nuxurka Iyo Ujeeddada Ay Xambaarsantahay....

Waxaa Jiri Jirey Laba Shimbirood Mid Waxa Ay Soo Kici Jirtey Aroortii H**e Kadibna In Ay Soo Disho Cayayaan Badan Ayey Ayada Iyo Ilmaheeda Isla Cuni Jireen Midda Labaadna Barqadii Ayey Soo Toosi Jirtey Maalinkaasna Gaajo Ayuu Ku Noolaan Jirey Isaga Iyo Carruurtiisa.

Haddaba Sheeg Maxaad Ka Fahamtay Sheekadan Ayuu Yiri Macallinkii?

Socrates Oo Aan Wax Badan Fakarin Ayaa Ku Jawaabay; Macallin Waxaa Laga Faaiidi Karaa Sheekadan In Cayayaanka Goor H**e Soo Toosa Ay Shimbiraha Cunaan Waana Sababta Aan U Soo Tooso Barqadii.

Hooyadiis Iyo Macallinkii Halkaas Ayey Faraha Uga Qaadeen🤗

"Siyaasiyiintu waa sida xafaayada caruurta,waa in loo bedelaa si joogto ah weliba isla sababtii !Mark Twain.
07/09/2020

"Siyaasiyiintu waa sida xafaayada caruurta,waa in loo bedelaa si joogto ah weliba isla sababtii !

Mark Twain.

Kitan aya wuxu bartisa faysbuuga wuxu so dhigay qoraal u ciwaan oga dhigay Bini-aadantinimadu wali way nooshahay "Saaka ...
06/08/2020

Kitan aya wuxu bartisa faysbuuga wuxu so dhigay qoraal u ciwaan oga dhigay Bini-aadantinimadu wali way nooshahay "Saaka aya waxan gurigayga hortisa kula kulmay wiil ooyaya oo ay ka luntay 500dollar woxoga marku tagi wayay aya waxan siyay 50dollar oo kamid lacag 500dollar ah oon dhulka ka heley" Naxariistu walaga marmaan.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when kulunbawi_adam_haji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to kulunbawi_adam_haji:

Share