Creet Solutions

Creet Solutions Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Creet Solutions, Business service, Hargeisa.

Fursad ShaqoPosition: Suuq-gayn (marketing)Shirkadda: Creet SolutionsGoobta Shaqada: HargeisaTaariikhda Xiritaanka: 10-k...
28/08/2024

Fursad Shaqo
Position: Suuq-gayn (marketing)
Shirkadda: Creet Solutions
Goobta Shaqada: Hargeisa
Taariikhda Xiritaanka: 10-ka Sep 2024
Sharaxaadda Shaqada:
Creet Solutions waxay raadinaysaa Sarkaal Suuq-geyn oo leh xirfad suuq-gayn oo adag, si uu u horumariyo una hirgeliyo istiraatiijiyadaha suuqgeynta shirkada.
shaqooyinka uu qaban doono shaqaalaha buuxiya booska waxaa ka mid noqon doona maaraynta ololayaasha suuqgeynta digital ka ah, suuq-gaynta tooska ah iyo la socodka fursadaha ganacasi ee suuqa yaala.
Shuruudaha:
1- Shahaadada Bachelor-ka ee business ka, Suuqgeynta, ama qaybaha la xiriira.
2- inuu isticmaali karo social media ha, application da video da lagu edit gareeyo, iyo kuwa graphic design ka
3- Shaqaalaha ku cusub suuqa shaqada, tix galin gaara ayaa la siinayaa
hadaba si aad u codsato shaqadan kusoo dir CV gaga Email-kan: [email protected].
ama lasoo xidhiidh WhatsApp number kan
WhatsApp: 63 6879333

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252636879331

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Creet Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Creet Solutions:

Share