Salaama city bus raaxo

Salaama city bus raaxo Tuyvo

Permanently closed.
SALAAMA CITY BUS FOLLOW WE hargaida
12/10/2016

SALAAMA CITY BUS FOLLOW WE hargaida

OGAYSIIS....................OGAYSIISShirkada salaama city bus waxay ogaysinasa dhamaam shacab waynaha ku dhaqan gobolada...
07/09/2016

OGAYSIIS....................OGAYSIIS
Shirkada salaama city bus waxay ogaysinasa dhamaam shacab waynaha ku dhaqan gobolada somaliand. Inanay wax hakad ah anay galin socdaaladii lascanood ee gobolka sool rabshadaha jira darteed ayna socdaali donaan gadiidku insha alah
Haday shirkada sahan jogsi samaysay isu mid ma nihin isu gadiid ma nihin
Waxanu dadwaynaha iyo macamisha sharafta leh lenahay wanu idiin adaygayna socdaladuna way soconayan insha alah
FOLLOW WE SALAMA CITY BUS

Haddaanan  haddaananWaxan hubo  cawaDhamman huga xaaskahaylaha maryahaygaSariirta humbadhaAshuunka humbuucaKuraasta hadd...
03/09/2016

Haddaanan haddaanan
Waxan hubo cawa
Dhamman huga xaaska
haylaha maryahayga
Sariirta humbadha
Ashuunka humbuuca
Kuraasta haddanan
haraaq iyo daahyo
waxan lacag haysto
Haddanan naafto sisan
Dadkayga anan gurin
Kala soo hadhin guusha
EAST and WEST

Shirkada SALAAMA CITY BUS ku soo dhawada safaro xiiso leh bari ilaa LASCAANOD oo dib laguugu soo celeyay iyo qiimo dhimi...
10/06/2016

Shirkada SALAAMA CITY BUS ku soo dhawada safaro xiiso leh bari ilaa LASCAANOD oo dib laguugu soo celeyay iyo qiimo dhimis baladhan bisha ramadan

Address

Hargeisa
0633660338

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salaama city bus raaxo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share