Shirkadda Nadiifinta Taangiyada ee Nadiif

Shirkadda Nadiifinta Taangiyada ee Nadiif Shirkadda NADIIF (Nadiif Water Tank Cleaner) waa shirkad bixisa adeegga nadiifintaTaangiyada biyaha none

Cawyigalin: Macmiil waxa aad ka taxadirtaa af-banaanida Taangigaaga Biyaha.haddiiba ay kugu timaad tan oo kale maxaad ye...
19/01/2025

Cawyigalin:

Macmiil waxa aad ka taxadirtaa af-banaanida Taangigaaga Biyaha.haddiiba ay kugu timaad tan oo kale maxaad yeeli lahayd?
Xiliyada Dabayluhu jiraan, roobabka Culus, miyo shubashda iyo kale la mid ah ayaa keena in daboolku ka dhaco Tawaangida Biyha.
marka Shirkaddu ku jirto nadiifinta Tawaangida waxa la kulmaan Xasharaad tiro badan oo ku dhca biyha Tawaangida.
Si aaad ula socoto iska maydh macmiil Taangiga.

Marka aynu biyaha shubanayno ayaa inamada Booyaduhu ag dhigaan dabaalka taangiyada.
Waxa Shirkadda Nadiifinta Tàangiyada ee Nadiif ku bòtinaysaa in macaamiishu ka tigtoonaadaan af la'aanta kaydadoodka biyaha.

19/11/2023
04/09/2023

Iyadoo dhibtan Caafimaad darro ee jirta laga Duulayo ayaa waxa la aasaasay Shirkadda Nadiif.
Iyadoo kuu keentay qalab Casri ah oo lagu nadiifinay Taangiyada, Barkadaha iyo meel kastoo aad ku kaydsatid biyaha aynu Cabno.

Shirkadda waxa ay kuu diyaariyay Shaqaale u carbisan adeegan ay Bulshada u hayaa.
Goob kastoo aad ka dagantahay Caasimadda waa ay kuugu imanayaa.

Waxii faahfaahina waxa aad kala soo xidhiidhiga kartaa bartan facebookga iyo lambarka boggayagan ku qoran.

24/08/2023

09/07/2023

Waa hubaal Macmiil in Taangigaagu sidan yahay haddii aanad muddo maydhin.

Macmiil Caafimaadkaaga adiga oo Ilaalinayaiska nadiifi Taangigaaga.

Shirkadda Nadiif waxa kuugu diyaar ah Shaqaale u Jajaban nadiifinta Taangiyada, waxaana hay kuu keeneen qalabkii lagu maydhayey.

Sida ma ku aragtay Taangigaaga Biyaha aad ku kaydsato?Xal ayaannu kuu haynaa.
14/06/2023

Sida ma ku aragtay Taangigaaga Biyaha aad ku kaydsato?

Xal ayaannu kuu haynaa.

Waa Taangi laga nadiifiyey ciid, aleel iyo niis.Agab nadiif ah iyo Biyo nadiif ahi caafimaad kaaga waa ka badh.
21/05/2023

Waa Taangi laga nadiifiyey ciid, aleel iyo niis.

Agab nadiif ah iyo Biyo nadiif ahi caafimaad kaaga waa ka badh.

"Taangi nadiif ah marka aad hesho ayaad Biyo nadiif ah Cabaysaa".Fariinta Maanta ee Shirkadda NADIIF
08/05/2023

"Taangi nadiif ah marka aad hesho ayaad Biyo nadiif ah Cabaysaa".

Fariinta Maanta ee Shirkadda NADIIF

Shirkaddu Nadiif waxa ay hanbalyo u diraysaa Shaqaalaheega Munaasibadda Maalinta Shaqaalaha ee 1 da may 2023 oo ah maali...
30/04/2023

Shirkaddu Nadiif waxa ay hanbalyo u diraysaa Shaqaalaheega Munaasibadda Maalinta Shaqaalaha ee 1 da may 2023 oo ah maalin caalamiya.

Kunaalaada Farxad, iyo Caafimaad awlaadiina iyo Xaasaskiina lba.

19/03/2023

Leelada ku dhalata Taangigaaaga, Barkaddaada iyo meel kastoo aad ku kaydsato Biyaha macmiil ma ogtay in Xanuun laga qaado.

Haddii aad rabtid in lagaaga nadiifiyo Taangigaaga nal soo xidhiidh macmiil

Shirkada Nadiif waxa ay ku leedahay macmiil soo dhawow
16/02/2023

Shirkada Nadiif waxa ay ku leedahay macmiil soo dhawow

Ka hor inta aan laga qaban Shaqada nadiifinta ah, ka dib marma laga qabto nadiifinta.Waxa kuu muuqda is badal wayn oo dh...
12/01/2023

Ka hor inta aan laga qaban Shaqada nadiifinta ah, ka dib marma laga qabto nadiifinta.

Waxa kuu muuqda is badal wayn oo dhinaca nadaafadda ah.
Macmiil noogu kaalay adeeg hufan iyo dagdagsiimo shaqo.
Nala soo xidhiodh macmaal.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634479223

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkadda Nadiifinta Taangiyada ee Nadiif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shirkadda Nadiifinta Taangiyada ee Nadiif:

Share