Your time 21

Your time 21 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Your time 21, Business service, Hargeisa.

16/08/2026
15/04/2026

Maayarnimada Hargaysa: Wixii Khadar H**e Sameeyey Ayuu Mideeyana Sameeyey.
W/Q: Cali Cabdi Coomay

= Waxa la yidhi " Ri madow ayaa soo didday ama soo baqatay, markaasaay Riyihii kalena iyadii Madoobayd ka sii diddeen ama ka sii baqdeen, ileyn Ri madow h**e umay arkine. Nin ayaa la su'aalay inuu faallo ka bixiyo. Wuxuu yidhi" Ridu gar leh, Riyuhuna gar leh." Rida madiw gar leh oo way soo baqatay, iyadiina Riyihii kale ayaa ka baqday oo iyana gar leh.

= Khadar markii uu doonayey Maayar ku xigeenka wuxuu isu dhiibay kooxdii Mooge la socotay, reerkiisana kalamuu tashan, oo dantiisa siyaasiga ah ayuu raacay. Reerkoodu Maayar ayey doonayeen oo Soltelco ayaa u sharraxnaa.

Waa intii aanu Muuse Biixi ka reebin Soltelco tartanka. Sidaasi oo kale maanta Mideeye wuxuu raacay dantiisa siyaasiga ah oo kooxdii Wiiwaa ayuu isu dhiibay. Reerkiisina wuxuu doonayaa Maayarnimo. Sidii shalay aan Khadar loo odhan Maayar ku xigeenka ka hadh, maanta xaq looguma laha Mideeye in lagu yidhaa ka hadh tartanka. Waa in wixii laga yeelay Khadar, Mideeyana laga yeelo. Gari Allay taqaan.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Your time 21 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share