18/11/2025
Waxaanu ku faraxsan nahay in shirkadda Kaamil Jet ay si rasmi ah uga qeyb-qaadato Qaban-qabada Furitaanka Tartanka Ciyaaraha ee Dugsiga Al-Khayr Primary School.
Kaamil Jet oo hormuud ka ah adeegyada xayeysiiska iyo bannaan-sameynta (Stage & Event Branding) ayaa ka fulisay goobta:
Stage Banners tayo sare leh
Design-yo casri ah oo munaasabadda u gaar ah
Support qurxin iyo muuqaal-dhisme (Event Setup)
Kaamil Jet waxa ay ku garab taagan tahay dhacdadan muhiimka ah ee dhiirrigelisa ciyaaraha, kartida iyo isdhexgalka ardayda Dugsiga Al-Khayr.
Waxaanu u taaganahay Adeeg Degdeg ah, Tayo Sare iyo Xalal Muqaal oo Qanacsan
Nagala Soo xidhiidh macmiil
518706
63 6283333
Hargeisa Somaliland
゚viralシfypシ゚viralシ