MIM Online Market

MIM Online Market kani waa suuq casri ah

11/03/2024

Ramadan Mubarak

24/01/2021

Fi'ada maanta
H**e waxaad umaqli jirtay faraheenu ma sinna

Haddaba xawayaanka illahay Abuurtay ma sina Bal Aynu soo qaadano kala duwanaan shahaha Yeedhmada ama Cidda Labadan Xayawaan ee ku bahoobay Bahda Dab-joogta (Diig & Dameer)
1. Diig : cida/dhawaaqa diiga marka uu dhawaaqayo waxaa uu arkaa Malag sidaa darteed marka aad maqasho codka diiga Ducayso kuna ducayso in illahay ku siiyo Deeqdiisa Adigoo ka faaidaysanaya fursada ah in malagaasi aamiin kuu yiraahdo Ducadaadana la Aqbalo
2. Dameer : cida/dhawaaqa marka uu dhawaaqayo waxaa uu arkaa Shaydaan sidaa darteed marka aad maqasho cod Dameer illahay ka magan gal shaydaankaas oo naxariista ilaahay laga dheereeyay
sidaa darteed marka aad maqasho codka

Xigasho : xadiis uu abu-hurayra nabiga (N.N.KH.) kasoo wariyay bukhaari iyo muslin ba waa ay saxiixiyeen

13/04/2020
04/04/2020

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MIM Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share