Same wade

Same wade Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Same wade, Business service, Hargysa, Hargeisa.

22/02/2022

odhaahydi cumar binu khadaab radiyaallhu caanhum
wuxu yiri habenki hadaan seexdana xaqa alle igu leyhy baan dayacyaa
maalinki hadaan seexdana xaaqii umadaan dayacyaa
Imsa masuliyaada moodeysa wax fudud

08/02/2022

-Guryaha guriga ugu fiican waa guriga ay agoontu ka helaan jaceyl iyo naxriis scw
-Muslimku ugama tago muslimka kale caawimo laan xiliga uu baahna scw
Igula wada saliya xbbkeena suban scw
Scw scw scw

05/02/2022

Qof kasto xaaladiisa murugeysan kaga shekeeyo ma ahaan inuu kalmoo kaa raabo dadka qaar iney nafisaan ayey caafimaad ka helaan

11/01/2022

Masha allh hanblyo waxan xagan kula wadaagya
Farxad meherka oo ka qabsoomaya hargysa gaar ahaan masajidka cali mataan
Wllkay c/laahi ahmed Nour iyo d umalkheyr c/rashid
Waxan idinku ducynyaa ducadi masulka scw barkaalaahu laka wa jamaca baynakuma filkhyr ow bilkheyr

08/01/2022
25/11/2021

Sidee ayay Cumrigu kuugu barakoobayaa?
Samee 5-tan shay: -

1. Ku dedaal daacadda Alle. Si joogta ah u cibaadayso, Salaadaha iyo acmaasha wanaagsan joogtee.

2.Waqtigaaga geli wax macno iyo nafci kuu leh, Waqtigaaga waa saddexdan in aad Cibaadaysanayso, in aad Shaqaysanayso iyo mar aad Nasanayso.

3. Samo-fal; adoomaha Ilaahay u samo-fal, caawi oo waxtar. Noqo qof waxtar u leh bulshaddiisa oo Xoog, Xoolo, Caqli iyo Cilmi mid uun ku kordhiya musjamiciisa. Khaas ahaan ehelkiisa. Samofalku wuu siyaadiyaa cimriga.

4. Dadka uga tag wax la intifaacsaddo oo adna ajarkiisu ku socda adiga oo qabriga kujira. Sii noolow dunidda guudkeedda oo raadkaagu ha raago.

5. Khaatumadda ilaasho, maadaama aanu qofna garnayn xilliga uu dhimanayo, ku dedaal in aad camal wanaagsan caado ka dhigato.

Sh. Umal
Waa jumce Aynu ku salino nabiga
Scw scw scw scw scw scw

19/11/2021

Hanblyo degmada balicabane oo marki u horsey ku so gulaysta y koopki degmoyinka gobalka howd
Dhaman ciyaartooyadi koobka u so hoyey hanbalyo

17/11/2021

Sawirka xaqisa siyaa
Jalyaal idilkin waan idin salamay waa
Aniga iyo asxaab qaaliya

12/11/2021

Haday ku muuqdaan kumanaan ku naceb waxaad ogaataa inay dusha ka eegayaan boqolal ku jaceyl u na dhigma dunida idilkeed

07/11/2021

Xidhidhka ku darensiya sidi geed qalalan oo kale ka tag oo la soco kuwa ku waraabiya jaceylkooda ilaa aad ka cagaarto

04/11/2021

Ha isku dhiibin dhibaatada sababto ah nolashu way qurux badan tahay

01/11/2021

Masha allh wll abdilaahi hasan iyo d umalkheyr nuux farax gacal iyo sokeyaba gurkina lagu farax

Address

Hargysa
Hargeisa

Telephone

+252634660249

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Same wade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share