Hanti-Jire Consulting

Hanti-Jire Consulting Hanti-Jire is a leadership, Strategy, Innovation and Accounting Information Systems consulting firm

Tabobar ku saabsan Hoggaaminta iyo Maamulka oo lix maalmood noo socday ayaannu u soo xidhnay hawl-wadeennada Shirkadda J...
17/12/2024

Tabobar ku saabsan Hoggaaminta iyo Maamulka oo lix maalmood noo socday ayaannu u soo xidhnay hawl-wadeennada Shirkadda Jameeco Wayn Spare Parts

We facilitated a six-day training on Leadership and Management for Jameeco Wayn Spare Parts's employees.












Markii Afaraad oo Xidhiidha Waxa noo qabsoomay Kulan Tabobar oo maamulka ku saabsan oo aannu siinaynay Madax-Laameedyada...
13/10/2024

Markii Afaraad oo Xidhiidha Waxa noo qabsoomay Kulan Tabobar oo maamulka ku saabsan oo aannu siinaynay Madax-Laameedyada Shirkadda SomPower

We facilitated a monthly coaching session for SomPower 's Branch Managers Team for the fourth consecutive month.










For the third time we facilitated a monthly coaching session on management for SomPower 's Branch Managers Team.Waxa noo...
09/09/2024

For the third time we facilitated a monthly coaching session on management for SomPower 's Branch Managers Team.

Waxa noo qabsoomay markaa Seddexaad Kulan Tabobar oo maamulka ku saabsan oo aannu siinaynay Madax-Laameedyada Shirkadda SomPower











Waxa noo soo xidhmay Tabobar ku saabsan Iibka iyo Suuq-geynta oo lix maalmood noo socday oo aannu siinaynay hawl-wadeenn...
15/08/2024

Waxa noo soo xidhmay Tabobar ku saabsan Iibka iyo Suuq-geynta oo lix maalmood noo socday oo aannu siinaynay hawl-wadeennada Shirkadda Jameeco Wayn Spare Parts

Hanti-Jire Consulting provided six days of sales and marketing training for Jameeco Wayn Spare Parts's employees.











Hanti-Jire Consulting facilitated a monthly training session on management for SomPower 's Branch Managers Team for the ...
07/08/2024

Hanti-Jire Consulting facilitated a monthly training session on management for SomPower 's Branch Managers Team for the second time.

Waxa noo qabsoomay markaa labaad Kulan Tabobar oo maamulka ku saabsan oo aannu siinaynay Madax-Laameedyada Shirkadda SomPower











A five-day leadership and management training for Soltelco's management team has concluded successfully. We are thankful...
18/07/2024

A five-day leadership and management training for Soltelco's management team has concluded successfully.
We are thankful for Soltelco's trust in us to conduct this training and appreciative of their team's dedication and commitment during the training period."

Shan maalmood oo tabobar ku saabsan Hoggaaminta iyo maamulka oo aannu siinaynay maamulka Shirkadda Soltelco ayaa si guul ah noogu soo xidhmay.
Waxa aannu uga mahadnaqaynaa Shirkadda Soltelco Kalsoonida ay nagu siisey bixinta tabobarkan iyo ka gonaanshaha iyo diyaarka ay muujiyeen hawl-wadeennadu intii tabobarku socoday












We kicked off a five-day training in leadership and management for Soltelco's management team.Waxa noo furmay Tabobar sh...
14/07/2024

We kicked off a five-day training in leadership and management for Soltelco's management team.

Waxa noo furmay Tabobar shan maalmood ah oo ku saabsan Hoggaaminta iyo Maamulka oo aannu siinayno Halw-wadeennada Shirkadda Soltelco












A training session in Management for SomPower's Branch Managers Team.Kulan Tabobar oo maamulka ku saabsan oo aannu siina...
09/07/2024

A training session in Management for SomPower's Branch Managers Team.

Kulan Tabobar oo maamulka ku saabsan oo aannu siinaynay Madax-Laameedyada Shirkadda SomPower











Hambalyo dhamaan ummadda Islaamka curashada sanadka cusub ee Hirjiga ah ee 1446. Alle Ha Inooga Dhigo Mid Khayr Iyo Horu...
06/07/2024

Hambalyo dhamaan ummadda Islaamka curashada sanadka cusub ee Hirjiga ah ee 1446. Alle Ha Inooga Dhigo Mid Khayr Iyo Horumar Leh.













Manage your business Operations, Accounting, Resources and every aspect of your business with   ERP. An Integrated and U...
01/07/2024

Manage your business Operations, Accounting, Resources and every aspect of your business with ERP. An Integrated and User-Friendly System.

Isticmaal Si Fududna ugu Maamul Dhamaan Qaybaha Gacansiga













 Munaasabadda Ciidul Adxa awgeed waxa aannu hambalyo u diraynaa dhammaan ummadda islaamka . Alle ha inaga aqbalo khayrka...
15/06/2024


Munaasabadda Ciidul Adxa awgeed waxa aannu hambalyo u diraynaa dhammaan ummadda islaamka . Alle ha inaga aqbalo khayrka iyo acmaasha suuban.













16/05/2024

Heerarka Shaqada Loo Qiimeeyo












Address

Hargeisa 2nd Main Street, Ali Gobanimo Business Center, 2nd Floor
Hargeisa
252634045063

Opening Hours

Monday 07:00 - 15:00
Tuesday 07:00 - 15:00
Wednesday 07:00 - 15:00
Saturday 07:00 - 15:00
Sunday 07:00 - 15:00

Telephone

+252634045063

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanti-Jire Consulting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hanti-Jire Consulting:

Share