Tayo-same online market

Tayo-same online market kusoo dhawaw TAYO-SAME ONLINE MARKET
Macmiil TAYO-SAME ONLINE MARKET ugu kaalay iib tayo leh. ku iibso iib tayaysan, sidoo klena ka iibso. Tell : 063-3823300

Macmiil waxa intaas kuu dheer in aad ku helayso qiima wanaagsan oo ku raali galiya.

Booyad jaanis Ah macamiil oo fican qimaha 11000$
29/07/2024

Booyad jaanis Ah macamiil oo fican qimaha 11000$

✅ Macmiil waxa Tayosame idiinku diyaara dhulal Iib ah iyo qiimo macquul ah.GOOBTA: Hargeisa, SomalilandKala xidhiidh wix...
02/07/2023

✅ Macmiil waxa Tayosame idiinku diyaara dhulal Iib ah iyo qiimo macquul ah.

GOOBTA: Hargeisa, Somaliland

Kala xidhiidh wixii faahfaahin ah telephone ka ama whatspp numberka 63 3823300

💥 ku xidhnow, ka adeego, ka iibso oo ku iibso Tayo-same online market

29/11/2022

🎁🎀Meherad adeeg dumara oo iib ah 🎀🎀

✅Goobta ✅: suqa hoose ee magaalada Hargeisa, agagarka dollar store ama foqa Somtesha

✅Qiimaha✅: $19,000 ama isku badal

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh +252 63 3823300

Dhulal iib ah👉Goobaha : ✅Xafadda Gantaalaha, ✅Bataalale, ✅wadada labada Boqol, ✅agagaarka Iskulka Hormood ,✅ cawo dhalad...
08/10/2022

Dhulal iib ah
👉Goobaha : ✅Xafadda Gantaalaha, ✅Bataalale, ✅wadada labada Boqol, ✅agagaarka Iskulka Hormood ,✅ cawo dhalad, ✅Kaantaroolka Cusub ee galbeed , ✅maqaaxida inanta , ✅boqol jire istanka basaska agteda. ( Hargeisa,Somaliland).

Wixii faahfahin intaas dheer nagala soo xidhiidh whatspp ama telesom +252633823300.

Fadlan ku xidhnaw TAYOSAME ONLINE MARKET ( ka iibso oo ku iibso)

30/09/2022
Macamishayada sharafta badan waxan idin haynaa dhulalkan Hoos ku xusan.Noogu kaalay, iib taya leh, Qiima ku raali galiya...
28/09/2022

Macamishayada sharafta badan waxan idin haynaa dhulalkan Hoos ku xusan.
Noogu kaalay, iib taya leh, Qiima ku raali galiya, iyo Adeeg Hufan.

Wxi faahfahin ah nagala soo xidhiidh 063 3823300

Ku xidhnaw macmiil TAYOSAME ONLINE MARKET

Goobta : HARGEISA, SOMALILANDDhul iib ah 👉 Baloodh 80x60 Wuxuu ku yaalaa saldhiga Aadan shiine agtiise (Xaafadaha Gantaa...
23/09/2022

Goobta : HARGEISA, SOMALILAND

Dhul iib ah
👉 Baloodh 80x60 Wuxuu ku yaalaa saldhiga Aadan shiine agtiise (Xaafadaha Gantaalaha)
✅Qiimaha : 27000$ (waad nala heshin kartaa macmiil)

👉 Baloodh 80×60m waxa uu ku yaala istaanka basaska xero awr ku dhamaadaan agtiisa (Xaafadaha Gantaalaha).✅Qiimaha: $ 28,000

👉 Baloodh 80×60m waxa uu ku yaala kasoo horjeedka dayrka iskuulka hormood (Xaafadaha Gantaalaha) . ✅Qiimaha: $ 31,000

👉 Baloodh 80×60m kaari koone ah. waxa uu ku yaalaa istaanka basaska xero awr inyar sokodeeda( dhinaca koonfureed)✅ Qiimaha: $ 33,000

👉 Nus baloodh waxa uu ku yaalaa kaalinta obsiiyo agteeda ee xaafadaha Gantaalaha.✅ Qiimaha : $16,500

👉 2 Baloodh 80×60m.✅ Qiimahoodu yahay isku dhan yahay $72,000. U dhaw goobtii laga raray kaantaroolka galbeed.

👉 4 Baloodh cabirkoodu yahay 80× 60 m. ✅Qiimaha: $40,000( midkiiba). U dhaw dhaamka biyaha ee xaafadda Badda cas.

Macmiil wixii faahfaahin intaa dheer nagala soo xidhiidh +252 63 3823300

Ku xidhnaw macmiil TAYO-SAME ONLINE MARKET

Jaanis Weeye macmiil, yan lagu dhaafsan 👉 Goobta : Hargeisa, Somaliland💥 Gaar ahaan Agagaarka waddada   / u dhaw  👉 Cabi...
23/07/2022

Jaanis Weeye macmiil, yan lagu dhaafsan

👉 Goobta : Hargeisa, Somaliland
💥 Gaar ahaan Agagaarka waddada / u dhaw

👉 Cabirka : 80 m × 60 m (Baloodh dhamaystiran)

👉 Qiimaha : $ 27, 500

✅ Wxii faahfahin ah kla xidhiidh macmiil +252 63 3823300

☘Tayo same ku iibso, oo ka iibso iib tayaysan☘

Jaanis Weeye macmiil, yan lagu dhaafsan 👉 Goobta : Hargeisa, Somaliland💥 Gaar ahaan Agagaarka wadadda LABADDA BOQOL  👉 C...
23/07/2022

Jaanis Weeye macmiil, yan lagu dhaafsan

👉 Goobta : Hargeisa, Somaliland
💥 Gaar ahaan Agagaarka wadadda LABADDA BOQOL

👉 Cabirka : 18 m × 12 m ( Nus baloodh)

👉 Qiimaha : $ 8,500

✅ Wxii faahfahin ah kla xidhiidh macmiil +252 63 3823300

☘Tayo same ku iibso, oo ka iibso iib tayaysan☘

 Macmiil waa baloodh si dag daga loo iibinyo oo waliba aad iyo aad u jaban meel wanagsan oo magaalaysan-na ku yaala.  GO...
21/07/2022


Macmiil waa baloodh si dag daga loo iibinyo oo waliba aad iyo aad u jaban meel wanagsan oo magaalaysan-na ku yaala.

GOOBTA: Agagaarka istaanka cusub ee basaska jig-jiga yar ku dhamaadaan ama xaafadaha Gantaalaha

CABIRKA : 80 M × 60 M

QIIMAHA : $ 21,000

Wxii faahfaahin ah Nagala soo xidhiidh +252 63 3823300

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo-same online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share