nimco mahmet

nimco mahmet Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from nimco mahmet, Business Center, Hargeisa.

26/03/2023

Ku salliya xabiibikeena Muhammad..scw..๐Ÿ’ž

Waa xaraf leh sifaadka wanaaggsan..๐Ÿ’ž
Waxa uu qurxiyaa hadalka
Waxa uu fududeeyaa xasuusta
Waxa uu muujiyaa jacaylka aa uqaabno saliga xabiibi keena salaallahu caleyhi wasallam..

Waa kuma Mohammed (scw)
Waxuu ahaa qof mid ka ugu wanaagsan ee alle abuuray
Wuxuu ahaa qof aan isla waynaynee oo bulshada u siman tahay
Wuxuu kale ahaa.?
Qof cadaalada si wanaagsan ugu kala gar qaada ummadiisa..๐Ÿ’ž
Wuxuu ahaa..?
ruux aduunyda aan jecelyn.๐Ÿ’ž

Wuxuu yiri raasuulkeeni ( scw)..bakhaylku ka agtiisa la igu soo qaaday ee aan igu saliyin...๐Ÿค”

Aan ku wada sallino hal mar xabiibi keena Mohammed salaallahu caleyhi wasallam.N.N.k.H....๐Ÿ’žโคโคโค

Wuxuu  yiri raasuulkeeni { N.N.k.h}.qofkii igu salliya hal mar ilaahay ayaa ku saliyi toban jaar...โคโคโค
26/03/2023

Wuxuu yiri raasuulkeeni { N.N.k.h}.qofkii igu salliya hal mar ilaahay ayaa ku saliyi toban jaar...โคโคโค

26/03/2023
Adkeey oo xooji xariirka alle swt idiin kala dhaxeeya...๐Ÿ’ž
25/03/2023

Adkeey oo xooji xariirka alle swt idiin kala dhaxeeya...๐Ÿ’ž

Walaala soo qora saliga nabi scw..salaallahu caleyhi wasallam ..ุฌุฒุงูƒ ุงู„ู„ู‡ ุฎูŠุฑุงุดูƒุฑุง ู„ูƒู… ุฌู…ูŠุนุง....&...thanks you all.๐Ÿ’ž
23/03/2023

Walaala soo qora saliga nabi scw..salaallahu caleyhi wasallam ..ุฌุฒุงูƒ ุงู„ู„ู‡ ุฎูŠุฑุง
ุดูƒุฑุง ู„ูƒู… ุฌู…ูŠุนุง....&...thanks you all.๐Ÿ’ž

๐ŸŒฟSaxiibka baahidu waa saxiib dhab ah๐ŸŒฟ ๐ŸŒฟbaahidu waa hooyada wax soo saarka๐ŸŒฟ๐ŸŒฟwaaya aragnimadu waa hooyada xikmada๐ŸŒฟ
21/01/2023

๐ŸŒฟSaxiibka baahidu waa saxiib dhab ah๐ŸŒฟ
๐ŸŒฟbaahidu waa hooyada wax soo saarka๐ŸŒฟ
๐ŸŒฟwaaya aragnimadu waa hooyada xikmada๐ŸŒฟ

๐ŸŒฟโ—ูˆู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ใ€Šุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…ใ€‹๐Ÿ‚  ๐ŸŒฟ โ— ุฃุฎู‰ ุงู„ูƒุฑูŠู… ุงุฎู„ู‚ูˆูฅ ูƒู„ู‡ ุฃูˆ ุชุฑูƒูˆู‡ ูƒู„ู‡ใ€‹๐Ÿ‘‚
19/01/2023

๐ŸŒฟโ—ูˆู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ใ€Šุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…ใ€‹๐Ÿ‚
๐ŸŒฟ โ— ุฃุฎู‰ ุงู„ูƒุฑูŠู… ุงุฎู„ู‚ูˆูฅ ูƒู„ู‡ ุฃูˆ ุชุฑูƒูˆู‡ ูƒู„ู‡ใ€‹๐Ÿ‘‚

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when nimco mahmet posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share