Awliyo Money Exchange

Awliyo Money Exchange Money Exchange Company

Halkan kaga bogo toban shay oo caafimaadka kalyahaaga dhaawacaya. 1. Isticmaalka saayidka ah ee dawooyinka xanuun baabi-...
17/04/2023

Halkan kaga bogo toban shay oo caafimaadka kalyahaaga dhaawacaya.

1. Isticmaalka saayidka ah ee dawooyinka xanuun baabi-iyayaasha ah (over using of pain killer medications), gaar ahaan nooca loo yaqaan NSAIDS ee uu ka mid yahay diclofenac.

2. Isticmaalka cuntooyinka ay ku badan tahay milixdu, maxaa yeelay milixdu waxay sare u qaadaa cadaadiska dhiiga ( blood pressure), kaas oo saamayn taban ku leh kalyaha.

3. Isticmaalka cuntooyinka moorgaraysan (processed foods), maxaa yeelay waxaa ku badan macdanaha sodium iyo phosphorus oo kalyaha saamayn ku leh.

4. Inaanad cabin biyo kugu filan, maxaa yeelay biyuhu waxay jidhka ka saaraan sumaha iyo dhagxaanta kalyaha ku samaysanta.

5. Inaanad seexan hurdo kugu filan.

6. Isticmaalka hilib badan oo cas ( hilibka ka cas waxaa looga jeedaa hilibka ka yimid xoolaha, oo uu jidhkeenu markuu jajabiyo ka soo saaro maado sun ah oo la yidhaa urea ).

7. Isticmaalka cunto ay ku badan tahay sonkortu.

8. Inaad naftaada gubto oo aan uga jeedo inaad tahay sigaaryo cab (smoker).

9. Dhaq dhaqaaqaaga oo yaraada.

10. U cabida khabriga si saayida in kastoo inagu nahayba umad khamrigu ka xaaraan yahay.

Insha alaahu tacalaa, waxaan kaa codsanayaa si bulsho badan uga faa iideysto inaad dadka la wadaagto ( to share ).

By Dr. farabadane

Ku xidnow sariflaha AWLIYO insha allaa.
14/04/2023

Ku xidnow sariflaha AWLIYO insha allaa.

07/04/2023
16/09/2022

oo ah shakhsi ka mida shakhsiyaadka dadka ugu ildheer wuxuu inoo soo gudbiyay Edeb daro inteeda leeg ee bal ila dhagaysta inta aan h**e u arageey.

Address

Farabadane4@gmail. Com
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awliyo Money Exchange posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share