Kaahiye Enterprise

Kaahiye Enterprise Kaahiye Enterprise Waa company u gaar ah qalabka stationary ga iyo printing machines-ka, waraqaha IWM

Jumca mubaarak dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan macaamiisha Kaahiye Enterprise
29/06/2023

Jumca mubaarak dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan macaamiisha Kaahiye Enterprise

EID MUBARAK!Waxaanu halkan Hambalyadda ciidal Adxiyadda u diraynaa dhammaan macaamiisha Shirkadda Kaahiye, maamulka iyo ...
27/06/2023

EID MUBARAK!

Waxaanu halkan Hambalyadda ciidal Adxiyadda u diraynaa dhammaan macaamiisha Shirkadda Kaahiye, maamulka iyo hawl-wadeenadda Shirkada
Kaahiye Enterprise meel kasta oo ay joogaan iyo dhamaan Umadda Muslimiinta ah.

waxaan u rajaynaynaa dhamaan in ciidan ciideeda aynu ku gaadhno cimri-dherer caafimaad-qab, cibaado suuban iyo in ilaahay (SWT) Dagaalada socdana inaga qaboojiyo.

Waxaan alle ka baryaynaa inuu dhamaanteen inaga aqbalo acmaashii saalixa ahayd ee aynu soo guddanay maalmahii barakaysnaa ee Dil-hija.

Kaahiye Enterprise

Jumca mubaarak dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan macamiisha Kaahiye Enterprise
08/06/2023

Jumca mubaarak dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan macamiisha Kaahiye Enterprise

Kaahiye Enterprise            63 6968519
29/05/2023

Kaahiye Enterprise 63 6968519

Kaahiye Enterprise            63 6968519Our focus is "To Give you Reliable Products"!
28/05/2023

Kaahiye Enterprise 63 6968519

Our focus is "To Give you Reliable Products"!









 Dhammaan umada islaamka ah meel kasto ay dunida ka jogaan gaarahaan umada afka somaliga ku hadasha waxa aanu leehanay C...
20/04/2023


Dhammaan umada islaamka ah meel kasto ay dunida ka jogaan gaarahaan umada afka somaliga ku hadasha waxa aanu leehanay CIID MUBAARAK kulu caam wa antum bil khayr.
ALLAH ciida ciideeda bash-bash iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo.




Address

Down Town Road No:1
Hargeisa

Opening Hours

Monday 05:00 - 23:00
Tuesday 07:00 - 12:00
15:00 - 23:00
Wednesday 07:00 - 12:00
15:00 - 23:00
Thursday 07:00 - 12:00
15:00 - 23:00
Friday 15:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 12:00
15:30 - 23:00
Sunday 07:00 - 12:00
15:00 - 23:00

Telephone

+252636968519

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaahiye Enterprise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaahiye Enterprise:

Share