CAWAD Public Notary

CAWAD Public Notary Cawad Public Notary waxa ay qabataa dhammaan adeegyada kala ah:
1. Kala wareejinta
2. Kala kireysiga
3. Caddeymaha
4. Heshiisyada iyo
5. Qoraallada sharciga ah.

24/05/2022
Xafiiska Nootayadda Sharciga ah ee (CAWAD Notary Public) waa Xafiis Nootaayo oo casri ah, qabanaya na dhammaan addeegyad...
09/05/2022

Xafiiska Nootayadda Sharciga ah ee (CAWAD Notary Public) waa Xafiis Nootaayo oo casri ah, qabanaya na dhammaan addeegyada Nootaayadda sida:

1) kala wareejinta Hantida Guurtadda iyo Ma guurtadda ah.
2) kala iibsiga guryaha , dhulka, beeraha , baabuurta, iwm.
3) Heshiisyada Sharciga ah.
4) Caddeymaha Sharciga ah.
5) Wakaaladdaha Sharciga ah
6) Diyaarinta Xeer Hoosaadyadda Shirkadaha iyo Urarrada si waafaqsan Xeerarka iyo Dastuurka JSL.

Xafiisku waxa uu ku yaallaa Xaafadda Calaamaddaha, ex.Imaamu Shaafici/Aagga Ceelgeeye.

Kala xidhiidh wixii faah-faahin ah:
Tell: +252 (63) 7507233 ama +252 (63) 7445221
Email: [email protected]
page: CAWAD Public Notary Hargeisa, Somaliland.

Mahadsanid

Address

Hargeisa
00252

Telephone

+252637507233

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CAWAD Public Notary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CAWAD Public Notary:

Share