25/11/2022
2 bushaaro ayaannu kuu wadnaa hooyo.
Bushaarada koowaad: Waxa galabta aanu kuu furaynaa dhar caruureed oo ingiriis second hand ah kuwaas oo ah hablo, inta ugu badan waa da’da dhalasho ilaa 2 sanno waxaana ku jira tiro koowaban oo 3 ilaa 4 jir ah waana hablo kaliya qaybtaasi.
Dharku waa uk brands ka ugu waawayn sida H&M, M&S, Next iyo kuwo kale. Waaxanay isugu jiraan Labbis, Dhaxan iyo Guri ku joog.
Bushaarada labaad: wanxaa dharkaas laguula furayaa dhar Turkey ah oo laguugu sameeyey qiimadhimis boqolkiiba konton ah 50% discount, iyagu wiilal iyo gabdhaba way isugu jiraan da’dooduna waxay u dhaxaysaa 1 ilaa 7 sanno.
Goobta lagu furayaa waa meheradda Magool boutique oo ku taalla dhismaha Durdur Mall oo ku dhegsan dhismaha Cali Gobanimo, Deero Mall agteeda.
La xidhiidh: 📞 0634030355, What’sapp 0634787645.