Tahliil Vip Tailor

Tahliil Vip Tailor Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tahliil Vip Tailor, Airport Road, Hargeisa.

18/09/2025
05/08/2025

Dawaar tolo safariyo shaadhadh iyo saraawiil tayo leh

28/07/2025

Qiimo ku raali galiya , maryo tayo leh, tolme qurux badan , degdegsiimo noogu kaalay

Quruxdaadu waa labiskaaga Noo kaalay ku labiso labis qurux badanTolme quruxbadan , Marwo tayo leh, iyo wakhtiga oo laguu...
07/10/2024

Quruxdaadu waa labiskaaga
Noo kaalay ku labiso labis qurux badan
Tolme quruxbadan , Marwo tayo leh, iyo wakhtiga oo laguu ilaaliyo

Ilaahaw u naxariiso macalinkaygii dugsiga hoose ee luuqada carabidaDhiiri galiye ayuu ahaaIlaahaw u danbi dhaaf janadaad...
10/08/2024

Ilaahaw u naxariiso macalinkaygii dugsiga hoose ee luuqada carabida
Dhiiri galiye ayuu ahaa
Ilaahaw u danbi dhaaf janadaadana ku casuum

Hanbalyo Hanbalyo HanbalyoWaxaan hanbalyo meher wacan u dirayaa saaxiibkay Abdirashid Ibrahim Cusmaan iyo Boqoradiisa Hi...
07/07/2024

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo
Waxaan hanbalyo meher wacan u dirayaa saaxiibkay Abdirashid Ibrahim Cusmaan iyo Boqoradiisa Hibaaq Maxamed Ibraahim
Waxaan lee yahay
بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما بالخير او في الخير
ilaahay qoyskaa ha ka yeelo kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela

01/07/2024

The richest man in China said, “If you put the bananas and money in front of the monkeys, the monkeys will choose bananas because the monkeys don't know that money can buy a lot of bananas.

In fact, if you offer WORK and BUSINESS to people, they will choose to WORK because most people don't know that a BUSINESS can make more MONEY than a salary.

One of the reasons the poor are poor is because the poor are not trained to recognize the entrepreneurial opportunity.

They spend a lot of time in school and what they learn in school is to work for a salary instead of working for themselves.

Profit is better than wages because wages can support you, but profits can make you a fortune.

WHAT'S YOUR OPINION?

Allah hawnaxariisto Mustafe Ciise Haybe samir iyo iimaana saadiqana Allah ha ka siiyo dhamman ehelkiisii iyo asxaabtiisi...
29/05/2024

Allah hawnaxariisto Mustafe Ciise Haybe samir iyo iimaana saadiqana Allah ha ka siiyo dhamman ehelkiisii iyo asxaabtiisii
Gaar ahaan Ilma ciise Haybe
Ilaahay ha ka yeelo marti la jecel yahay

13/05/2024

Muuse degmadiisii gobol ugu dhawaaq
Cigaalna degmadiisii gobol ugu dhawaaq
Siilaanyo?
Cirro waynu eegi haduu yimaado

Welcome to Tahliil Vip Tailor 063 333 6668
14/04/2024

Welcome to Tahliil Vip Tailor
063 333 6668

13/04/2024

Ku xidhnaw Tahliil VIP TAilor
063 333 666 8

Address

Airport Road
Hargeisa

Telephone

+252633336668

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tahliil Vip Tailor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tahliil Vip Tailor:

Share