Filin Yahan

Filin Yahan Idinku ila Socda Uun, Kolay Wuxuun Baydun Iga Faa'idiye🙃

"Brooks- baa halkan ku noolaan jiray.""Sidoo kale Red"       -Shawshank Redemption (1994)Mid kamid ah filimada ugu macaa...
26/01/2025

"Brooks- baa halkan ku noolaan jiray."
"Sidoo kale Red"
-Shawshank Redemption (1994)

Mid kamid ah filimada ugu macaan ee abid la sameeyo haddii aanu ahayn-ba kan ugu horreeya.

Filinkan waa lagu fara yaraystay. Labadii qayboodee h**e wax kale ayay ahaayeen. Ta sadexaad shaki kuma jiro. Sony live-...
03/01/2025

Filinkan waa lagu fara yaraystay. Labadii qayboodee h**e wax kale ayay ahaayeen. Ta sadexaad shaki kuma jiro. Sony live-actionka haku khasaarto sida Kraven iyo Madame Web. Balse animation kay iska dhiseen.

  Filin la yidhaahdo daawadayaasha ayaa tiyaatarada saaran cidina ma daawanayso 😄
11/06/2024

Filin la yidhaahdo daawadayaasha ayaa tiyaatarada saaran cidina ma daawanayso 😄

Filinka Bad Boys: Ride or Die oo gilgilaaya tiyaatarada, lacag wanaagsana ka sameeyey tan iyo markii la sii daayay oo ah...
10/06/2024

Filinka Bad Boys: Ride or Die oo gilgilaaya tiyaatarada, lacag wanaagsana ka sameeyey tan iyo markii la sii daayay oo ah june 7, wuxuu kor u dhaafay $100 millions.

In badan ba waxaan la yaabanaa sababta ay dadku taxanahan The Acolyte ee Star Wars ka ah ugu arkayeen joke ama wax lagu ...
04/06/2024

In badan ba waxaan la yaabanaa sababta ay dadku taxanahan The Acolyte ee Star Wars ka ah ugu arkayeen joke ama wax lagu maadaysto, balse waxaan ogaaday in filinka ay dabada ka riixayaan LGBT-gu, jilayaasha qaar badanoo ka mid ahina ay iyaga yihiinba directorkuna dadka waxan u dhaq dhaqaaqa uu yahayba.

Ku soo dhowaada page-kan, sideed u aragtaan haddii aynu page-kan ku falan qayno filimaanta(Movies and TV Series) iyo war...
03/06/2024

Ku soo dhowaada page-kan, sideed u aragtaan haddii aynu page-kan ku falan qayno filimaanta(Movies and TV Series) iyo wararkooda

Address

Ahmed Gurey Street
Hargeisa

Telephone

+252657630897

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Filin Yahan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share