𝗣𝗘𝗥𝗙𝗘𝗖𝗧 𝗙𝗨𝗧𝗨𝗥𝗘

𝗣𝗘𝗥𝗙𝗘𝗖𝗧 𝗙𝗨𝗧𝗨𝗥𝗘 Harun A/lahi this page was my only features

14/04/2023

Jawaabta Weydiintii manta Ee ahyd macnaha Eraygga ARDAL waa ( Yassid Ama Faquuqid )
Aad baad u mahadzantihiin intiina isku deydey

RAMADAN KARIIM (23)Ka Jawaab su'aashan Oo Ku Ku Guuleyso $5Addiga oo raacaya shuruudaha hoos ku xusan1:Follow garee page...
14/04/2023

RAMADAN KARIIM (23)
Ka Jawaab su'aashan Oo Ku Ku Guuleyso $5
Addiga oo raacaya shuruudaha hoos ku xusan
1:Follow garee page-keena
2:Share garee post-gan ugu yaraan 20 Group
3: Jawaabta Si private ah Messenger ka ama WhatsApp ka noogu soo dir
4:Numberkaga comment ga noogu reeb

Guuleystuhu wuxuu noqon doona
A)Qofta buuxiyaha shuruudahaa kor ku xusan
B) Qofka Wakhtiga ugu Horeeya kaga Jawaaba
C) Wakhtiguna waa 5saac

NASIIB WANAAG-SAN

13/04/2023

Jawaabta Weydiintii Maanta ee Ahayd Waa maxey Mac-naha Erayga ABAAJI (Waxana Weeyi Reer Xoolo Badan Le )
Erraygani waxa uu caan ka yahey Goballada Barri ee Somaliland
Dhamaantiin si Fiican Ayeydin Uga Qeyb qaadateen balse ma Aydin sixin Aad baan idinka mahad-celineynaa


RAMADAN KARIIM (22)Ka Jawaab su'aashan Oo Ku Ku Guuleyso $5Addiga oo raacaya shuruudaha hoos ku xusan1:Follow garee page...
13/04/2023

RAMADAN KARIIM (22)
Ka Jawaab su'aashan Oo Ku Ku Guuleyso $5
Addiga oo raacaya shuruudaha hoos ku xusan
1:Follow garee page-keena
2:Share garee post-gan ugu yaraan 20 Group
3:Jawaabta Ku soo Dir WhatsApp ka ama Messenger ka page ka
4: Numberkaga comment ga noogu reeb
5: Wakhtiguna waa 5saac

Guuleystuhu wuxuu noqon doona
A)Qofta buuxiyaha shuruudahaa kor ku xusan
B) Qofka Wakhtiga ugu Horeeya kaga Jawaaba

NASIIB WANAAG-SAN

12/04/2023

Jawaabta Su'aashii maantu waa (Earaygga GOLDHOW- Macnihiisuna waa Wiil Aan Hooyadiis La nooleyn )
Hambalyo ayaan idin leenahey cid waliba oo isku deydey Weydiinta Jawaabtaasi Nasiib darro se ma Jiro Qof saxey
Guul ayaan idiin Rajeyneynaa dhamaantiin

12/04/2023

25 Daqiiqo kadib Fillo Guuleystaha iyo Jawaabtaba

RAMADAN KARIIM Ka Jawaab su'aashan Oo Ku Ku Guuleyso $5Addiga oo raacaya shuruudaha hoos ku xusan1:Follow garee page-kee...
12/04/2023

RAMADAN KARIIM
Ka Jawaab su'aashan Oo Ku Ku Guuleyso $5
Addiga oo raacaya shuruudaha hoos ku xusan
1:Follow garee page-keena
2:Share garee post-gan ugu yaraan 10 Group
3: Numberkaga comment ga noogu reeb

Guuleystuhu wuxuu noqon doona
A)Qofta buuxiyaha shuruudahaa kor ku xusan
B) Qofka Wakhtiga ugu Horeeya kaga Jawaaba

NASIIB WANAAG-SAN

11/04/2023

Halkan kala soco su'aalo dhaqan ah Berrito markay goor-sheegtu Noqoto 13:00Pm
Kuna Guuleyso abaal-marino kala duwan


Hambalyo Teacher 𝗠𝗮𝗵𝗱𝗶 𝗛𝗮𝘀𝗵𝗶 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 𝓲𝔂𝓸 𝗗𝗿𝘀 𝗨𝗺𝗮𝗹𝗸𝗵𝗲𝗶𝗿 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗘𝘀𝘀𝗮بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير أو الخي...
31/12/2022

Hambalyo Teacher 𝗠𝗮𝗵𝗱𝗶 𝗛𝗮𝘀𝗵𝗶 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 𝓲𝔂𝓸 𝗗𝗿𝘀 𝗨𝗺𝗮𝗹𝗸𝗵𝗲𝗶𝗿 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗘𝘀𝘀𝗮
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير أو الخير



𝗝𝗢𝗜𝗡 𝗨𝗦
𝙛𝙤𝙡𝙡𝙤𝙬 𝙡𝙞𝙠𝙚 𝙖𝙣𝙙 𝙨𝙝𝙖𝙧𝙚

Hel Designs Free ah inta ka horeysa sannadka cusub ee 2023 Kuna Qurxiso Profile kaaga iyo ganacsigaagaba Rules     http:...
30/12/2022

Hel Designs Free ah inta ka horeysa sannadka cusub ee 2023
Kuna Qurxiso Profile kaaga iyo ganacsigaagaba
Rules


http://wa.me/+252659970024

𝑵𝒐𝒘 𝒀𝒐𝒖 𝒄𝒂𝒏  #𝕆𝕣𝕕𝕖𝕣𝕠𝕟𝕝𝕚𝕟𝕖  FUTURE
20/09/2022

𝑵𝒐𝒘 𝒀𝒐𝒖 𝒄𝒂𝒏 #𝕆𝕣𝕕𝕖𝕣𝕠𝕟𝕝𝕚𝕟𝕖
FUTURE

1 months later
01/09/2022

1 months later

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:30
Tuesday 06:00 - 23:00
Wednesday 07:00 - 23:00
Thursday 07:00 - 23:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Telephone

+252633971394

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝗣𝗘𝗥𝗙𝗘𝗖𝗧 𝗙𝗨𝗧𝗨𝗥𝗘 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to 𝗣𝗘𝗥𝗙𝗘𝗖𝗧 𝗙𝗨𝗧𝗨𝗥𝗘:

Share