14/12/2023
Sidaasi waa curyaamin
WARGALIN MUHIIM AH.
--------------------------
Dhulka degsiimooyinka ah ee la dajiyay qof muwaadin ah sida Degsiimooyinka, Naaso Hablood, Cabdi Bidaar, Magaalo Iidaan, Qalax, Digaale, Magaalo Biixi iyo degsiimo kasta oo la mid ah degsiimooyinka kor ku xusan.
Lagama ganacsan karo, lama iibin karo islamarkaana looma isticmaali karo sifo kasta oo ganacsi ka muuqdo, waxaana uu u isticmaali karaa oo kaliya ujeedadii loo siiyay.
Iibsashada dhul Dagsiimo loogu talogalay uma aqoonsan doono in dhulkaasi sharci yahay.