18/12/2019
Saadaali oo ku Guuleyso $30 Kulanka Adag ee El-Clasico una Dhaxeeya Kooxaha Kala ah Barcelona vs Real Madrid Kaas oo Ka tirsan Horyaalka Laliga Ee Dalka Spain.
Shuruudaha:
1. Like saar page-ka
2. Share-garee post-ga
3. Inaad Hargeysa Joogtid.
4. Saadaalintu waxey ku Egtahay Markey Bilaabanto ciyaartu
F.g: hadii Aadan Shuruudaha Buuxin, Qofka Buuxiya ee kaa Dambeeya Ayaa Abaalmarinta Heli Doona.
Astaan Cable