Integrated Logistics Solutions Group - ILS

Integrated Logistics Solutions Group - ILS Mission
Our mission is to provide comprehensive logistics solutions tailored to the diverse needs of our clients.

We are dedicated to delivering exceptional service through industry expertise, advanced technology, and a committed team.

Ciid wanaagsan Waxaan shacabka guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ummada Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasibadda b...
05/06/2025

Ciid wanaagsan

Waxaan shacabka guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ummada Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasibadda barakaysan ee ciidul adxa

Waxaan si gaar ah farxada ciida ula qaybsanayaa shaqaale waynaha Shirkadda Integrated Logistics Solutions Group - ILS iyo Qoysaskoodaba, caafimaad ku ciida,

Illahay ciida, ciideeda ha inagu gaadhsiiyo nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo horumar.

04/06/2025

FOR IMMEDIATE RELEASE

Staff Shuttle Service

Hargeisa, Somaliland, 04 June 2025 – Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) is proud to announce the launch of a dedicated staff shuttle service for one of our esteemed client, aimed at enhancing employee commuting and promoting work-life balance. This new service is designed to offer a reliable, eco-friendly, and efficient transportation solution, addressing common challenges such as traffic congestion and parking.

“We are delighted to partner with one of our valued client to introduce this innovative transportation service,” said Mr. Mohamed Hashi Osman, Managing Director of Integrated Logistics Solutions Group. “Our objective is to simplify the commuting experience, allowing employees to focus on their work while improving their overall well-being.”

The shuttle service features modern vehicles and experienced drivers, with scheduled pickups and drop-offs to accommodate employees’ various work shifts.

About Integrated Logistics Solutions Group:
Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) specializes in providing tailored transportation and logistics solutions, delivering reliable, innovative services for businesses.

For more information,
Contact us

Address: Hargeisa jig-jigayar next to WHO Hargeisa Office
Contacts: 572247/ +252-637027777/ +252-637027787/ +252-637027788
Email: [email protected] / [email protected].
Website: www.ilsgroupltd.com

02/06/2025

FOR IMMEDIATE RELEASE

Hargeisa, Somaliland – 31 June 2025 – Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) is proud to announce the successful procurement and delivery of 1,200 hygiene kits on behalf of one of our esteemed clients. This project reinforces ILSG’s ongoing commitment to delivering reliable, efficient, and client-centric logistics solutions across the region.

Each hygiene kit was meticulously assembled in accordance with the client’s specifications and included essential items such as soap, jerricans, sanitary pads, and buckets—critical resources designed to support personal hygiene and improve sanitary conditions, particularly in underserved communities.

“We are honored to have supported our client in this important initiative,” said Mr. Mohamed Hashi Osman, Managing Director of Integrated Logistics Solutions Group. “Our team executed the procurement and delivery process with precision, highlighting our ability to meet urgent client needs with professionalism and speed.”

The project was managed by ILSG’s experienced procurement and logistics teams, who oversaw the end-to-end process—from sourcing and quality assurance to packaging and timely delivery. The hygiene kits have now been successfully distributed and are expected to contribute significantly to ongoing public health and hygiene efforts in the target areas.

“This project reflects our core values of reliability, quality, and responsiveness,” Mr. Osman added. “At ILSG, we take pride in supporting our clients in making tangible impacts through tailored logistics solutions.”

________________________________________
About Integrated Logistics Solutions Group
Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) is a leading provider of transportation and logistics services in the Horn of Africa. We specialize in customized solutions for businesses, NGOs, and public sector institutions—delivering excellence in procurement, freight, and supply chain management.

For more information, please visit: https://ilsgroupltd.com.
Contact Information
Address: Jigjigayar, Next to WHO Office, Hargeisa, Somaliland
Phone: +252 572247 / +252 637027777 / +252 637027787 / +252 637027788
Email: [email protected] | [email protected]
Website: https://ilsgroupltd.com

15/05/2025

WAR-SAXAAFADEED

13 May 2025,waxa kormeer ku tagay deegaanka Xaaxi ee Gobolka Daad-madheedh, Somaliland oo ka mid ah goobaha ay ka socoto shaqada baadhitaanka dhulka ee mashruuca casriyeynta waddada Hargeysa–Oodweyne–Burco (183 km) Mudane Cabdilaahi Ibraahim, Maareeyaha Mashruuca, iyo Mudane Jimcaale Daahir, Lataliyaha Farsamada—oo labaduba ah saraakiil sare oo ka tirsan Hay’adaha Waddooyinka Somaliland. Waxaa sidoo kale ku wehelinayay kormeerka Mudane Maxamed Xaashi, Gudoomiyaha Shirkadda Integrated Logistics Solutions Group (ILSG).
Kormeerkan ayaa si guul ah ugusoo dhamaaday,

Wabilahi Towfiq
Xafiiska Isgaadhsiinta iyo Xidhiidhka Macaamiisha

WAR-SAXAAFADEEDApril 21, 2025Haleeya, Somaliland — Maanta oo ay Bishu Tahay April 21,2025 waxa koormeer ku tagay shaqada...
21/04/2025

WAR-SAXAAFADEED

April 21, 2025
Haleeya, Somaliland — Maanta oo ay Bishu Tahay April 21,2025 waxa koormeer ku tagay shaqada lagu ogaanayo la socodka culayska xamuulka ( Exle Load Monitoring ee ka socda bar-kontaroolka Haleeya , taasoo manta lagu soo gabo-gabayn doono hawlgal saddex maalmood socday intii u dhaxaysay April 19 21 April, 2025.
Wafdiga waxaa uu ka koobnaa Gudoomiyaha Shirkada Integrated Logistics Solutions Group Mudane Maxamed Xaashi, , iyo Eng. Samatar Abib Ibrahim, Agaasimaha Tayada Farsamada & Badbaadada ee Hay’adda Horumarinta Waddooyinka Somaliland. Booqashadu waxay diiradda saartay kormeerka iyo qiimeynta hawlaha miisaamida culeyska xamuulka, kuwaasoo muhiim u ah ilaalinta kaabayaasha waddooyinka iyo kor u qaadidda badbaadada gaadiidka.
Ogaanshaha culeyska xamuulku waa qeyb muhiim ah oo ka mid ah ilaalinta tayada iyo adkeysiga waddooyinka istiraatiijiga ah, iyadoo looga hortagayo burburka degdegga ah ee ka dhasha gaadiidka xad-dhaafka ku raran, kuwaas oo si weyn u kordhiya kharashaadka dayactirka iyo khataraha amniga.

Wabilahi Towfiq
Xafiiska Isgaadhsiinta iyo Xidhiidhka Macaamiisha

Warbixin:- Tababar Darawaliin oo Ay Qabatay Shirkadda Integrated Logistics Solutions Group – 07-08 April 2025Shirkadda I...
12/04/2025

Warbixin:-
Tababar Darawaliin oo Ay Qabatay Shirkadda Integrated Logistics Solutions Group – 07-08 April 2025
Shirkadda Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) ayaa si guul leh u soo gaba-gabeysay tababar laba maalmood socday oo loo qabtay darawaliinta shirkadda, kaas oo dhacay intii u dhexeysay 07 ilaa 08 April 2025. Tababarkan ayaa ka dhacay xarunta dhexe ee ILSG, waxaana ujeeddadiisu ahayd kor u qaadidda xirfadda darawalnimada, wacyi-gelinta badbaadada wadooyinka, iyo hagaajinta adeegyada gaadiidka ee shirkadda.
Tababarka waxaa ka faa’iidaystay tiro darawaliin ah oo h**e uga shaqaynayey shirkadda iyo kuwo cusub oo shaqo bilaabay, waxaana la siiyey casharro la xiriira:
• Hab-raaca badbaadada iyo anshaxa waddo-marista
• Daryeelka iyo ilaalinta gaadiidka
• Xirfadaha adeegga macaamiisha
• Isticmaalka qalabka casriga ah ee lagu kormeero gaadiidka
Khudbad dhiirrigelin iyo dardaaran isugu jira ayuu siiyay maamulaha shirkaddu Mr.Maxamed xaashi, iyadoo sidoo kale darawaliinta la siiyey fursad ay ku dhiibtaan aragtidooda, talooyinkooda, iyo khibradahooda shaqo.
Ugu dambayn, shirkadda ILSG waxay mar kale adkaysay go’aankeeda ah inay si joogto ah u horumariso tayada adeegyada ay bixiso, iyadoo si gaar ah diiradda u saaraysa tababaridda shaqaalaha iyo ilaalinta heerarka ugu sarreeya ee xirfadeed iyo mas’uuliyadeed.

Ciid wanaagsan Waxaan shacabka guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ummada Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasibadda b...
29/03/2025

Ciid wanaagsan

Waxaan shacabka guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ummada Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasibadda barakaysan ee Ciidul-Fidriga

Waxaan si gaar ah farxada ciida ula qaybsanayaa shaqaale waynaha Shirkadda Integrated Logistics Solutions Group - ILS iyo Qoysaskoodaba, caafimaad ku ciida,

Ilaahay haynaga aqbalo acmaashii khayrka lahayd ee aynu Bishan barakaysan soo gudannay, innagana ha inagu gaadhsiiyo sanado badan nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo horumar.

14-01-2025SAWIROIntegrated Logistics Solutions Group - ILS iyo  shirkadda Studi International xarunteeduna tahay Tunisa ...
14/01/2025

14-01-2025
SAWIRO

Integrated Logistics Solutions Group - ILS iyo shirkadda Studi International xarunteeduna tahay Tunisa oo wasaarada gaadiidka , Horumarinta Jidadka iyo Hay’adda Horumarinta Wadooyinka ee Somaliland (RDA) kala shaqaynaysa daraasadda dhismaha wadadda isku xidhaysa Hargeysa – Oodweyne – Burco. Ayaa maanta kula kulmay Gobolka Daad-madheedh xaruntiisa Oodwayne Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Cismaan Ibrahim Nuur (Afgaab) oo uu wehelinayo Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Wadooyinka Eng Mawliid Nuux Ibraahim iyo saraakiil ka tirsan Wakaaladda Horumarinta Wadooyinka.

Waxa aanu warbixin ka siinay halka ay marayso daraasadu iyo dhamaystirka Wajiga koowaad kaas oo soo gabo-gaboobi doona dhawaan.

Xafiiska Isgaadhsiinta iyo Xidhiidhka Macaamiisha

Shirkada Integrated Logistics Solutions Group (ILS Group) waxay Hambalyo iyo boogaadin u diraysaa dhamaan shacbi-weynaha...
31/12/2024

Shirkada Integrated Logistics Solutions Group (ILS Group) waxay Hambalyo iyo boogaadin u diraysaa dhamaan shacbi-weynaha Jamhuuriyada Somaliland, Gaar ahaan Macaamiisha sharafta leh ee sida wanaagsan shirkad ahaan ugu adeegnay, curashada Sanadkan Cusub 2024 awgii in illahay sanadkan inooga dhigo, sanad khayrkiisa iyo badhaadhihiisaba wata. caafimaad, cibaado suuban iyo cimri-dhararna inagu gaadhsiiya Sanadka sanadkiisa ...

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! 🎉Biixi Xaamud Biixi, Qaloombi Samatar
10/12/2024

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! 🎉

Biixi Xaamud Biixi, Qaloombi Samatar

02-12-2024SAWIROWasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Amb Raabi Cabdi Maxamed oo uu wehelinayo Maareeyaha Wakaaladd...
02/12/2024

02-12-2024
SAWIRO

Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Amb Raabi Cabdi Maxamed oo uu wehelinayo Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Wadooyinka Eng Mawliid Nuux Ibraahim iyo saraakiil ka tirsan Wakaaladda Horumarinta Wadooyinka ayaa Shalay kulan la qaatay shirkadda Studi ee ku hawlan mashruuca daraasadda Wadada Hargeysa-Oodweyne-Burco.
Shirkadda ayaa ka warbixisay halka ay marayso daraasadu iyo heerarka diyaarinta warbixinaha socda ilaa imika.

Masuuliyiinta ayaa ku booriyay shaqada socota kuna faray in lagu ilaaliyo warbixinaha waqtiyada loo mudeeyay.

Xigasho: Xafiiska Waaxda Xidhiidhka iyo Tiknaloojiyadda RDA

Address

Jigjiga Yar Near Gulleed Hotel
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252637027777

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Integrated Logistics Solutions Group - ILS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Integrated Logistics Solutions Group - ILS:

Share

Our Story

Integrated logistics solutions inc is a full-service company skilled in vehicle leasing, Rental transportation, Freight forwarding, Cleaning and relocation management and Delivering innovative solutions for even the most difficult logistics challenges.

Our story began with a dream, a dream to ensure there is easy transportation and services reached to all people with minimal cost

Established 2012 by a group of friends who joined together and decided to fill the gap by starting a logistics Firm.

At integrated logistics solution inc, we are team of professionals working across all aspects of the transportation and services to minimize cost been efficiency and effective.