Dillaal-Same Market

Dillaal-Same Market Dhammaaan umadd Somaaliyeed Kusoo dhawaada Suuqeenna "Dillaal-Same MarkettingOnline". Amaano & Adeeg

Gaadhi Nadiifa  oo Jaanis ah.Qiimuhu waa $3000Tell: 634939445
27/08/2025

Gaadhi Nadiifa oo Jaanis ah.
Qiimuhu waa $3000

Tell: 634939445

Gaadhi One Ten ah oo Qiimo Jaban Waa Gaadhi Nadiif ah.Qiimaha $2500Tell: 0634939445Goobta: Hargeisa
28/07/2025

Gaadhi One Ten ah oo Qiimo Jaban Waa Gaadhi Nadiif ah.
Qiimaha $2500

Tell: 0634939445
Goobta: Hargeisa

✦Sida Sheekh wax tabiyoo,✦Saw taah ku raagoo,✦Tiigsaday Qur'aankoo,✦Intu tabaarak raadaaday,✦Tabaabulshoo khalaawaha,✦Wa...
20/12/2023

✦Sida Sheekh wax tabiyoo,
✦Saw taah ku raagoo,
✦Tiigsaday Qur'aankoo,
✦Intu tabaarak raadaaday,
✦Tabaabulshoo khalaawaha,
✦Waayaha uteed dhigay.

Gaadhi iib ah.One Ten.Caddaan.Qiimaha $4200.Kala Xidhiidh: 0634939445.Location: Hargeisa & Nawaaxigeeda..
27/12/2022

Gaadhi iib ah.
One Ten.
Caddaan.
Qiimaha $4200.
Kala Xidhiidh: 0634939445.
Location: Hargeisa & Nawaaxigeeda..

Gaadhi iib ahNooca: One tenCaddaan.Qiimaha $2800.Kala Xidhiidh: 0634939445.Location: Hargeisa iyo Nawaaxigeeda..
27/12/2022

Gaadhi iib ah
Nooca: One ten
Caddaan.
Qiimaha $2800.
Kala Xidhiidh: 0634939445.
Location: Hargeisa iyo Nawaaxigeeda..

06/12/2022

.

: Wuxuu ku yaallaa magaalada Hargeisa Masallaha Gaar ahaan dhanka koonfureed ee masaajidka Sh: Mustafe Xaaji ismaaciil Haaruun.
: $800
: Fooqu waa laba dabaq.
Dabaqa hoose waa Saddex qol & kijadii Dabaqa labaadna waa Saddex qol & kijadii waxaa lixdaa qol dheer Hal qol oo Service ah

: 0634939445.

30/11/2021
18/11/2021

Kusoodhawaada Marwooyin iyo mudanayaal Suuqa "Dillaal-Same marketting Online".

Suuqan waxad ka helelaysaan "iibka Baabuurta iyo kireyntoodaba, iibka dhulka, kireynta iyo iibinta guryaha, iyo dhammaan Adeegyada kale ee bulshadu ubaahantay.

Waxa sidoo kale Page-kan qayb laga siin doono "Arrimaha bulshada iyo in lagu baahiyo oo cod baahiye aynu unoqonno dadka aan codkoodu bulshada gaadhin sida kuwa Dulmanayaasha ah, iyo dadka gargaarka bani'aadanimo ubaahan iyo caawintaba".

.

07/04/2021

Dhammaaan umadd Somaaliyeedey Kusoo dhawaada Suuqeenna Cusub Ee "Dillaal-Same Marketting Online"
Suuqan Hadafkiisu Waa "iibi ama iib-gee"

~Kaasoo ka Hawl gala dhamaan Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland.
Suuqa waxad ka Helaysaa "Iibinta iyo kireynta Baabuurta, iibinta iyo kireynta Guryaha iyo Dhulkaba.
Iyo dhammaan Agabyada kala Duwan Ee ay kamid yahiin Badeecadaha.

~Suuqani waxuu Awoodda Saaraa isla markaasna kaga Duwanyey Suuqyada kle:

1-Waa Suuq ay gacanta ku hayaan Dad aamina isla markaasna Khibrad uleh waxay Qabanayaan.
2-Waa Suuq kuu damaanad Qaadaya Helidda iyo iibinta Shay la Hubo tayadiisa iyo lahaanshahiisaba Waxad iibineyso ama iibsaneyso.
3-Waa Suuq masuul kaaga noqonaya Hantidaada Nooc kastooy tahayba.
4-Waa Suuq Nidaamkiisa Shaqo Hufanyey isla markaana leh Maamul iyo shaqaale mid Walba garanayo Waajibaadkooda Shaqo.

Hiigsigeennu Waa ka shaqaynta Dhamaan Arlada Somaalida iyo Geeska africaba.

Nagala soo xidhiidh:

Whats'app/Viber/imo/Call IWM.

+252634939445/0636486967.

Ballanteennu Waa

Address

Hargeisa

Telephone

+252634939445

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dillaal-Same Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dillaal-Same Market:

Share