Fayr maxamed fayr

Fayr maxamed fayr Boggani waxa uu kamid yahay baraha aan ku leeyahay

26/06/2026

Berito waa 26ka June, waana maalinta xorriyadda Somaliland (former British Protectorate).

26 June 1960 ayay Hargeysa xor noqotay, oo ay dowlad noqotay.

Geeska Afrika Soomaalida ku nool, meesha ugu horreysay ee xorriyad hanata, oo haddana dabeysha xorriyadda ku faafisa dhulalka kale, ayay sidaas ku noqotay Somaliland.

Waqtigan ay Somaliland xor noqoneyso, dhanka koonfureed waxaan weli ku hoos jirnay gumeysi.

Hambalyo Soomaliland.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fayr maxamed fayr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share