Abwaan cambuur

Call Directions

Abwaan cambuur moobilo tayo leh iyo cilad saarista moobilada furfurista ka badalista displayada
xaruntuna city cntr

26/02/2025

Kanaal weeye cusuboo Murti kayd ahaydoo Cilmi kuu kordhinayso Kaftaniyo xaraababa Kuusoo diyaarshee Kobta subscribe tiyo Komantigiyo layktaba Adna oogu kaalmee Kala maarmi maynee

26/02/2025
Raganimada xeerkeedaXurmada iyo sharaftiisaXayndaabka lagu dhawroXaruntiisu waa gaareSow digan xadkii dhaaftayXaawalaydi...
15/02/2025

Raganimada xeerkeeda

Xurmada iyo sharaftiisa

Xayndaabka lagu dhawro

Xaruntiisu waa gaare

Sow digan xadkii dhaaftay

Xaawalaydii dumarkeena

Sow digan xifaaleeyey

La xintamay hablaha maaha

Dayaxoow xarago meeday

06/02/2025

Soomali wayn waan idin jecelahay rag iyo dumar alle ha idin sharfo xaqana ha idinku sugo

06/02/2025

Dar illahay like and follow igu caawa

Sxpbadayoow idinkuna share ii dhaha

Taariikhda socotiyoMaalmaha tirsamayaXasuusbay ka tagayaan
06/02/2025

Taariikhda socotiyo
Maalmaha tirsamaya
Xasuusbay ka tagayaan

Caqli midaan lahayniyoCaruur aan garaadkiiCaadi oogu buuxsaminCaashaq uma bandhigayeCabdiyoow inaadeerCarmal curatay ii ...
06/02/2025

Caqli midaan lahayniyo
Caruur aan garaadkii
Caadi oogu buuxsamin
Caashaq uma bandhigaye

Cabdiyoow inaadeer
Carmal curatay ii doon
Iyadaa cajiiboo
Cilmigii fahmaysee

25/01/2025



Qaraami

Address

Maxko
Hargeisa
SABAWANAAG

Telephone

+252634867095

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan cambuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share