01/03/2021
Qorshaha Dhisida Ciidanka Qaranka ee Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo Waa in la Gaarsiyaa 50,000 Ka Hor Biloowga 2023 ka Si looga Maarmo Ciidanka AMISOM loona Helo Ciidan Diyaarsan oo Ka Dheeli Tiran Dhinac Walba Hadeey Ahaato Agab iyo Mushaarba.
🔸️ Dowlada Hada Jirto Waxeey Diyaarisay 24,500 oo Ciidanka Xooga ah Kuwaas oo Diwaan Gashan, numbaro leh Mushaarkooda Joogta Yahay.
🔸️ Waxaa Tababar Ku Maqan ilaa 12,000 Oo Ciidanka Xooga Ah Kuwaas oo Kala Jira ilaa 7 Dal oo Kala ah, Turky, Sudan, USA, Djibouti, Ereteriya, Qatar iyo Italy.
🔸️ Baryo Ka Hor Dowlada Aan Walaalaha Nahay ee Turky ayaa Balan Qaaday in Ciidanka Gaarka ah ee Haramcad Gaarsiin Doonto ilaa 18,000 Kun Halka Gorgorne Si Dhaqsi ah loo Gaarsiin Doono 24,000 Kun.
🔸️ Dowlada Turky ayaa Sidoo Kale Qorsheeneesa in ay 80% Kor uqaado Tababarada iyo Kaalmada Ciidanka Xooga Marka Dowlada Mareekanka Si Fiican Uga Guurto Somaliya ilaa April.
🔸️ Sanadahii Udambeeyay Ciidanka Xooga Qaasatan Gorgor ayaa loo Daad Gureeyay Gaalkacyo, Cadaado, Dhusamareeb, Abudwaak, Beledween, Jowhar, Shabeelada Hoose iyo Gedo Waxaana Qorshu Yahay in la Gaarsiiyo Ceelwaaq iyo Dhoobleey Si Dhamaan Ciidanku U Maamulaan Dalka oo Idil.
🔸️ Qorshaha Madaxweyne Farmajao ayaa ah in Misaaniyada iyo Mushaarka Ciidanka Kor loo Qaado si Askari Walba u Qaato Mushaar Ku Filan oo Niyadiisa Dhisi Kara.
Talaaba Walba oo loo Qaado Dhanka Wanaaga Waxeey leedahay Xanuun, Welwel, Rafaad iyo Jidgooyo Fara Badan.
Shisheeyaha Iyo Daba Dhilifka Cod iyo Cududba Waxeey isku Dayayaan ineey Joojiyaan Qorshooyinkaas Ayakoo Iska Dhigayo Dad Dalka Unaxayo Balse u Adeegayo Shisheeye laakin Ma oga In Xiligii Somaliya lagu Hor Istaagi Jiray Beenta iyo Bootada ineey Soo Dhamaatay.
Qof Walba oo Somali ah Maanta Caad K**a Saarno Halka Madaxweyne Farmajo Ciidanka Xooga Kasoo Qaaday iyo Maanta Meesheey Taaganyihiin.
Siyaasada Waa Lagu Kala Tagi Karaa Balse, Ninkii Ciidanka Siyaasadeeyo Waa Cadoow ga 1 aad ee Somaliya.
Alle Somaliya Dib Ha Usoo celiyo 🤲
Qoraalkaan Haduu Kusoo Gaaro ood Ku Faraxsantahay Hormarka Somaliya Fadlan Dheh.🙏
xiin_poi