Abudardaa media

Abudardaa media Bakhaar Raashin

Anaa Wadaniya Adaa Wadaniya Intii Wadankaa Ayaa Wadaniya🟧
04/08/2024

Anaa Wadaniya Adaa Wadaniya Intii Wadankaa Ayaa Wadaniya🟧

"Faqiir waxa la yidhaahdaa qofkii aan xaas lahayn...." Sheekh Dirir
20/07/2024

"Faqiir waxa la yidhaahdaa qofkii aan xaas lahayn...."

Sheekh Dirir

Rodri xidiga ugu fiicnaa Euro halka Yamal loo doortay da'yarkii ugu fiicnaa
14/07/2024

Rodri xidiga ugu fiicnaa Euro halka Yamal loo doortay da'yarkii ugu fiicnaa

Waa sidan aniga saasalintaydu Spain 3 vz England 2 Bal adiguna saadaali ciyaartan caawa Lkn waxba laguma gulaysanayo ee ...
14/07/2024

Waa sidan aniga saasalintaydu

Spain 3 vz England 2

Bal adiguna saadaali ciyaartan caawa
Lkn waxba laguma gulaysanayo ee hayga sugin😂😂😂😂

Waligaa ha u baqan qof ka socda ama kasoo baxay kooxda hooyada ciyaartooyada ama warshada soosaarta ee   mucjisada aduun...
10/07/2024

Waligaa ha u baqan qof ka socda ama kasoo baxay kooxda hooyada ciyaartooyada ama warshada soosaarta ee mucjisada aduunka ka yaabsaday messi gii labaad ayaaa kasoo baxay Barcelona

Eid Mubarak  16/6/2024/1445HJ
16/06/2024

Eid Mubarak 16/6/2024/1445HJ

Saturday/sabti/14/10/2017Saturday/sabti/14/10/2023Alle ha u raxmado kumanaankii Muslimiinta ahaa Ee nooga shahiiday qara...
14/10/2023

Saturday/sabti/14/10/2017
Saturday/sabti/14/10/2023

Alle ha u raxmado kumanaankii Muslimiinta ahaa
Ee nooga shahiiday qaraxii soobe iyo dhamaan goobihii kale
14 October 2017dii waxay ahayd maalin mugdi ah oo malaayiin somali ah ayka quusteen

Ehel
hanti
Iyo hiigsi dembe ee adduun
Wuxuu qof walba uu rajeeyey riyo ka badalan middii uu ku taamayay subaxnimadii h**e ee 14 October
Saturday/sabti ka hor salaadda casino
Bacdal duhur
Ayay dhacday ma shaqo gumaad ah oo ka baxsan xayndaabka diinteena suuban

Allow samir iyo iimaan inaga sii dhamaan intii shahiiday inta dhawacantayna caafimaad siii

"Hadii Gabadhu ninka ku xidho marka uu guursanayo shuruud ah inaanu la guursan, Waajib maaha inuu fuliyo.". Sheekh Dirir...
12/10/2023

"Hadii Gabadhu ninka ku xidho marka uu guursanayo shuruud ah inaanu la guursan, Waajib maaha inuu fuliyo.". Sheekh Dirir.

Rasaas ayaa laga maqlayaa xaafada Laynka Booliska ee Hargeysa, dad shacab oo mudaharaadaya iyo Booliska ayaa isku dhacay...
09/10/2023

Rasaas ayaa laga maqlayaa xaafada Laynka Booliska ee Hargeysa, dad shacab oo mudaharaadaya iyo Booliska ayaa isku dhacay.

Dadku waxa ay ka goodsan yihiin dhul ay deggan yihiin oo la sheegay in xukuumaddu ganacsato gaar ah ka iibisay.

Ururka Xamaas oo Baarishuut kusoo galay magaalooyinka ay Yahuuda dagan yihiin sida Afokim, Saad, Magin, and Shukda.Waa F...
09/10/2023

Ururka Xamaas oo Baarishuut kusoo galay magaalooyinka ay Yahuuda dagan yihiin sida Afokim, Saad, Magin, and Shukda.

Waa Farsamo cajiib ah oo warbaahinta aad u hadal heyso. Sawirkaan ayaa laga qabtay Maanta

Suldaan Apdiwahab

Maanta Israel waxaa ku socota duqeymo kala joogsi lahayn. Xamaas ayaa riday inka badan 7Kun oo gantaalSidoo kale ciidama...
08/10/2023

Maanta Israel waxaa ku socota duqeymo kala joogsi lahayn. Xamaas ayaa riday inka badan 7Kun oo gantaal

Sidoo kale ciidamada Xamaas iyo Shacabka Falastiin oo hubeysan ayaa gudaha u galay qeybo kamid ah Koonfurta Gaza oo Yahuuda dagan tahay

Waxaa la arkayaa muuqalada Shacabka Yahuuda oo cararaya iyo kuwo qeylinaya (cabaad uu ka baxayo)

Waa mid kamid Weeraradii ugu cuslaa 20 sano kadib oo Xamaas u geysato Israel. Waliba Dhul horleh ayey qabsadeen Falastiin iyo Gawaari dagaal

Maanta waxey maalin weyn u tahay shacabka reer Falastiin.

Suldaan Apdiwahab

Baafin       Baafin        Baafin   Waxa la Baafinayaa wiilkan halkan idinka muuqda oo 24saac ee u dambeeyay la layahay ...
03/10/2023

Baafin Baafin Baafin

Waxa la Baafinayaa wiilkan halkan idinka muuqda oo 24saac ee u dambeeyay la layahay oo magaciisu yahay cabdiraxman ismaacil xasan markaa waxa aan idinka codsanaynaa cidii aragtaa inay nalasoo xidhiidhan sida ugu dhakhsiyaha Badan walaal adna nala raadi wiilkan lamaradan nagalasoo xidhiidha 0634480568 ama 0634827387 ama saldhig Boolis meeshi ugu dhaw
Fadlan sii share gareee walaal

Address

Hargeisa
XAMSE12345

Telephone

+252634795278

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abudardaa media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share