Ahmed Cabdillaahi Barre Egaal

Ahmed Cabdillaahi Barre Egaal ceerigaabo news waxaa aad heelaysaa warwar sugaan

27/08/2024

Deg-Deg dagalka lascanood oo ceerigaabo loo soo raray

M.a  dhulkeyga hooyo quruxda iyo biliicda gobolka sanaag
15/04/2022

M.a dhulkeyga hooyo quruxda iyo biliicda gobolka sanaag

Ku: kalsoonow naftada Uu:zaaxiib aqoon Ku kalsoonow naftada marxaladkasta oo ad ku jiirto wad ka baxeysa wana ka dhamman...
10/02/2022

Ku: kalsoonow naftada
Uu:zaaxiib aqoon
Ku kalsoonow naftada marxaladkasta oo ad ku jiirto wad ka baxeysa wana ka dhammaneysaa
Waxayna jiireysa waa malmo kooban oo tiirsaan Hadaba malmaha samiir iyo adkeysii saamee (duruuftu way dhamata ee).....

24/01/2022

Maxaan kugu dhahaa

24/01/2022

Love
Like
Coment
Sheere

Thnk you very much

24/01/2022

Dhiirta qaar baa laa jariin

Dadkana qar baa laa baraan

Dhulkana qarbaa laa tagiin

Salaan saree

Boqor buurmadow::::::Waa an ka baxnay dorashada somalia waxaaa halkan isugu niimi inanuu u cadeyno  beesha calaamka iyo ...
21/01/2022

Boqor buurmadow::::::

Waa an ka baxnay dorashada somalia waxaaa halkan isugu niimi inanuu u cadeyno
beesha calaamka iyo Somaliba,
Marka anuu garaan weyney cid an kaga dacwoono Raysaal-wasaraha habar-gidir xiita wan ka dacwooney

Boqor::buurmaadow

Reer Daamiyow somaliland shacaabkedu waxaa uu idiin doortey laandheeraha dalka.Waxaa laydiinka suugayaa ictiraafka dalka...
21/01/2022

Reer Daamiyow somaliland shacaabkedu waxaa uu idiin doortey laandheeraha dalka.

Waxaa laydiinka suugayaa ictiraafka dalka iyo dadka inaad hormuud uu noqotaan

Saaka sharaaf bay idiin tahay inaad bilowdaan barnaamijka 1aad ee muujinta ictiraafka somaaliland,
Ballaankeenu waa somaaliland oo mid ah iyo barwaaqo iyo baash baash ah

Xil:Barkhaad jamaac Batuun

Mnsha Allah guul iyo gobanimo  Waxaa saka ka banaan baxay xafada Daami hargeysa shacaabki iyo dadki ku noolaa deegmada d...
21/01/2022

Mnsha Allah guul iyo gobanimo
Waxaa saka ka banaan baxay xafada Daami hargeysa shacaabki iyo dadki ku noolaa deegmada daami halkasoo ay ku tageerayeen doodi ingiriiiska ee qaadiyaada somaaliland
Waxaan leyahay waaa guulo inoo soo hooydey ee an gaadhnee waa malintini eee ciyaaraa oo farxaa

Cabdimalik muuse coldoon Waa shaqsi sii weyn ugu suntan caawinta dadka taagta daran,samafalka iyo wanaaga sanaadihii uu ...
21/01/2022

Cabdimalik muuse coldoon
Waa shaqsi sii weyn ugu suntan caawinta dadka taagta daran,samafalka iyo wanaaga sanaadihii uu dambeyey waxaa uu hawllana arrimaha samafalka dadka danyaarta ah we somaliland.coldoon waa qof runti hadi looga faiideyn lahaa dalka iyo dadkaba uu fuulin karaya mashaariic manfa leh dhismayaal masaajido gobo waxbaraasho iyo celaal biyood garoomo iyo wadooyin.

X/g=xil.barkhaad jamaac batuun

Address

Erigaavo News
Hargeisa

Telephone

+252634732500

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Cabdillaahi Barre Egaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share