Libaan duulane

Libaan duulane Bussines

Axmed-iid Saleebaan Maxamed ( Ina S. Bidde ).Waxaa aan u aqaan oo isleeyahay waa loogu yeedhi karaa waanu mutaystay, mag...
02/12/2023

Axmed-iid Saleebaan Maxamed ( Ina S. Bidde ).
Waxaa aan u aqaan oo isleeyahay waa loogu yeedhi karaa waanu mutaystay, magaca iyo derejadda ah; "Mulkiilaha Fanka Somaalida". Waayo waxaa caddayn kuugu filan inuu yahay Hal-abuurka ugu riwaayaddaha iyo heesaha baddan maansayahanka Soomaaliyeed.

Axmed intii uu noolaa ma tabcin maal iyo adduun la sheego oo muuqda, se wuxuu tabcay oo awood tii ugu saraysay geliyay Fanka. Si uu ummaddiisa dhaxal waara ugu reebo. Waxaanu ka tagi doonaa murti inta qof soomaali ahi noolyahay aan ilbidhiqsi laga xiiso goyn doonin.

Xagga hoose waxaan ku soo uruuriyay inta aan ka xasuustay heesaha iyo currinta uu ku xarragooday!

"Jooflaha libaax iyo
Jaandheerta doobtiyo
Waayeelka jaqafsada"

"Bi'iwaaye sheekada
Yaan barbaartu kaa helin".

"Cirka maalin weyntiyo
Tolow mayayga waaberi
Caashaqa ma maydhaa?"

"Habluhu kala wanaagsane
Tolow hadal macaantii
Hoobaan la moodaan
Biday hagarla'daydii
Halkay caawa joogtaa?".

"Orod orod ha ii iman
Af-macaana hay odhan
Intii h**e ba eedaye"

"Uurkii ku qaadaan
Idhaa nabad ha waaree"

"Weli Dhahar ma nool yahay!"

"Shishe qofaad u jeceshahay
Sheeda ma iska eegteen

"Maalmo waxan dareemuu
Muddo keli i daayaba
Ma naxoow jaceylkii".

"Cishqiguna sidii daad
Ama haradii doolood
Wuu durkaa warkiisuye ".

"Dad haddaad is qabataan
Illeen waad la doodaa
Dugaagoo ku weerara
Yur baa lagu dabbaalaa".

"Sidda shiikh wax tabiyoo
Saw taah ku raagayoo
Tiigsaday qur’aankoo
Intuu tabaarak raadsaday
Tabaabulshoo khalaawaha
Waayaha u teed dhigay.

"Naf ku jecel Adduunyada
Baa u wacan wax nolol iyo
Nabad la la wadaagoo"

"Adiguna nabaadeey
Weligaa u nooloow
Nebi khadar sidiisii".

"Nabsigiyo ayaankoow
Xaggee baa ku nooshiin?"

"Adduun waa xeer ba xeeroo
Sidii weeyee xabag cadaadoo
Xil bay adhijiri wadaagtaa"

"Laba guur ku kulantiyo
Laba gaar isugu wacan"

"Inaan weli ku jecelahay
Weydii dadkaba Qaar"

"Onkod roobku ma daayo
Aarna taaha ma daayo
Anna taa ma illaawo".

"Ma i baaqdey sida beel
Baad iyo xareed iyo
Loo helay barwaaqoo".

"Sida geed caleen iyo
Ubax guudka Qariyoo".

"Iyadoo doog dhex jiiftoo
Daawanaysa ubaxoo".

"Halkaad cagaha saarlayd
Waa intood la seegta e
Haka dhicin sallaamada
Qaar lagu sigtaa jiro".

"Dhabtuu jaceylku yaallaa"

"Waxa dhacay abaaraha
Oonka iyo waayaha"

"Dhayal looma Heesee
Dharaartii aan ku caashaqay"

"Maxamed maxamed
Magooleey"

"Waadigan se liitee
Leexadu ku sidatee".

"Waa oday ka sheekee
Arrinkeennu caawee"

"Soo soco wax ii sheeg
Haddii jaceyl sir laga dhigo
Saldhig lagama dhaagee"

"Innaga isku wacneyne
Maxaad iga wareegtay".

Ku dar adna.

11/07/2023

Meherad iib ah: Cosmetics iyo electronic.
Suuqa: Burco dhexdiisa
Qiimaha: 7500
Nb:
waxaa la qaadayaa dhul iyo Cash.
Waxaa la qadanayaa Cash iyo Gaadhi
Tell: 63 8021414/ 65 9330330

28/07/2022

CiYaalkii H**E 00 MurqiMaYa iYo HindiGa kHaaliskiisii dHuGasHo WaCan

EesH QiYazak

17/12/2021
For Sale 110 modeL 2004 QiiMo ku Raali gelin doona La xidhiidh 4317014 ama 4287063.
04/03/2021

For Sale 110 modeL 2004

QiiMo ku Raali gelin doona

La xidhiidh 4317014 ama 4287063.

Gaadhi iib ah One-10Colour white Model 2004QiimaHa heshiisGoobta BuraoNagala So Xidhiidh 4287063 & 4317014
01/12/2020

Gaadhi iib ah One-10
Colour white
Model 2004
QiimaHa heshiis
Goobta Burao
Nagala So Xidhiidh 4287063 & 4317014

Address

Hargeisa

Telephone

+2524317014

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Libaan duulane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share