14/11/2023
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL waxa ay qabanaysaa Shirweynaha Isbedelka Cimilada Somaliland oo sanadkii 2aad dhici doona.
Shirku wuxuu dhici doonaa 20 ilaa 21 bishan November 2023, Hotel Ambassador, Hargeisa Somaliland.