Gooja Cade

Gooja Cade Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gooja Cade, Business service, Marodijeex, Hargeisa.

01/04/2023

Maxaabiista Somaliland maanta qabatay oo warraysiyo lala yeeshay.

01/04/2023

DAGAALKII MAANTA LAASCAANOOD

SOMALILND GACANTA KU DHIGTAY MAXAABIIS IYO XILDHIBAANO PUNTLAND HUB TIGNIKO AH GUULSII FAAFII GAADHSII DADKA KALE 💪💪
01/04/2023

SOMALILND

GACANTA KU DHIGTAY MAXAABIIS IYO XILDHIBAANO PUNTLAND HUB TIGNIKO AH

GUUL

SII FAAFII GAADHSII DADKA KALE 💪💪

01/04/2023

FADLAN KUSO BIIR PAGE GOOJACADE

Faarax Dalmar laguma qaban dagaal ee isaga iyo ragga lala qabtayba waxaa ka khaldamay jid ay mareen. Waxay ahaayeen gurm...
01/04/2023

Faarax Dalmar laguma qaban dagaal ee isaga iyo ragga lala qabtayba waxaa ka khaldamay jid ay mareen.
Waxay ahaayeen gurmad ka soo baxay magaalada laascaanood una socday jahada Galbeed oo dagaal ka socday.
Sidii ay jidka u hayeen ayay arkeen iyaga oo dhex taagan ciidanka Somaliland meel u dhow Goojacade.

furimihii saaka dagaalku dhacay waa si rasmi ah u qabsay ciidanka SSC.

01/04/2023
Ciidanka Qaranka JSL ayaa guulo ka gaadhay dagaal ay saaka ku soo qaadeen Ciidamada huwanta ah ee ka dagaalamaya Magaala...
01/04/2023

Ciidanka Qaranka JSL ayaa guulo ka gaadhay dagaal ay saaka ku soo qaadeen Ciidamada huwanta ah ee ka dagaalamaya Magaalada Laas-caanood, waxaana dagaalkan Ciidanka Qaranka Somaaliland ku qabsadeen gaadiid dagaal iyagoo sidoo kalana gacanta ku dhigay Maxaabiis.

Goordhow la soco Warkaasi oo faahfaahsan.

Address

Marodijeex
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gooja Cade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share