Egen Research & Consulting

Egen Research & Consulting A multidisciplinary institution that provides top-notch research, M&E and consulting services

Sharaf weyn bay noo ahayd in aannu qayb ka ahaanno labada tabobar ee "Basic Emergency Care (BEC)" iyo "Mass Casualty Man...
23/10/2023

Sharaf weyn bay noo ahayd in aannu qayb ka ahaanno labada tabobar ee "Basic Emergency Care (BEC)" iyo "Mass Casualty Management (MCM)" oo muddo laba toddobaad ah socday, kaas oo ay ka faa'idaysteen qaar kamid ah shaqaalaha iyo maamulka cisbitaallada dawliga ah ee Soomaaliya. Waa labo tabobar oo toos wax uga qabanaya xaaladaha aan la filan ee culayska ku keena goobaha caafimaadka, waana mid si joogto ah loogu arko xarumaha caafimaad ee Soomaaliya. Alle ha ka dhigo kuwo waxtara oo dadka anfaca.

International Medical Corps (IMC) 🤝 Egen Research & Consulting

Day 3Mass Casualty Incident Management (MCM) Training  Egen Research & Consulting
21/10/2023

Day 3

Mass Casualty Incident Management (MCM) Training

Egen Research & Consulting

Day 2Mass Casualty Incident Management (MCM) Training
19/10/2023

Day 2

Mass Casualty Incident Management (MCM) Training

DAY 1Farxad bay noo tahay in aannu International Medical Corps (IMC) kala shaqayno tabobarka “Maaraynta khasaaraha tirad...
18/10/2023

DAY 1
Farxad bay noo tahay in aannu International Medical Corps (IMC) kala shaqayno tabobarka “Maaraynta khasaaraha tirada badan ee bukaannada” kaas oo culays saara dhammaan tiirarka nidaamka caafimaad. Tabobarkan waxa ka faaidaystay maamulka iyo shaqaalaha caafimaad ee cisbitaallada dawliga ah ee Soomaaliya.

We are excited to partner with the International Medical Corps (IMC) to conduct a training initiative focused on "Mass Casualty Incident Management (MCM)" for the administrative staff and healthcare professionals of Somalia's largest public hospitals.

Egen Research & Consulting

Waxa noo farxad ah in aan soo gababaynay tabobarka "Health Situational Analyis and Health Needs Assessment" oo labadii m...
24/07/2023

Waxa noo farxad ah in aan soo gababaynay tabobarka "Health Situational Analyis and Health Needs Assessment" oo labadii maalmood ee u dambeeyey nooga socday magaalada Hargeysa.

https://egenagency.com/

Day 2Health Situational Analysis and Health Needs Assessment TrainingEgen Research & Consulting
24/07/2023

Day 2

Health Situational Analysis and Health Needs Assessment Training

Egen Research & Consulting

Day 1Waxa maalintii koowaad noo soo dhammaaday tabobarka "Health Situational Analysis and Health Needs Assessment". Tabo...
23/07/2023

Day 1

Waxa maalintii koowaad noo soo dhammaaday tabobarka "Health Situational Analysis and Health Needs Assessment". Tabobarkan waxa ka faa'idaysanaya bahda caafimaadka guud ahaan intooda ka hawl gasha cisbitaallada ee maamul iyo takhasusaadka kala duwan ba leh, intooda academia ku jirta ee aqoonbaadhisaha sameeya iyo cid walba oo xiisaynaysa in ay qiimayso xaaladda caafimaad ee bulshada iyo dalka ba.

https://egenagency.com/health-situational-analysis/

New Announcement!Develop your leadership and research capabilities in the Healthcare Sector! Join our exclusive two-day ...
18/07/2023

New Announcement!

Develop your leadership and research capabilities in the Healthcare Sector! Join our exclusive two-day training program of “Health Situational Analysis” taught by subject-matter specialists.

Don't miss out on this chance to improve your abilities regarding assessing healthcare systems. Enroll right away. There are a certain number of seats available.

Register now: https://egenagency.com/health-situational-analysis/

Tabobar 2 maalmood soconaya oo ku saabsan “Sida Loo Qiimeeyo Xaaladda Nidaamyada iyo Xarumaha Caafimaad” ayaa aannu Hargeysa ku qaban doonnaa 22ka illaa 23ka July 2023. Waxa bixinaya laba khabiir oo khibrad 10 sanno ka badan u leh mawduucan. Inta la qaadanayaa way kooban.
Guji link-ga hoose si aad isu diiwaan geliso amma soo wac 0634748672/0638143474. Waxa ka hadhay 3 cisho oo kaliya.
https://egenagency.com/health-situational-analysis/

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Egen Research & Consulting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Egen Research & Consulting:

Share