Hiraal Consulting

Hiraal Consulting Hoggaamiye Consulting is the only devoted leadership firm in Somaliland.

BUSHAARO!Buuggii β€œHoggaamiyihii Singabuur”, oo ifka u soo baxay!Dhawaan filo, IA.
02/02/2025

BUSHAARO!

Buuggii β€œHoggaamiyihii Singabuur”, oo ifka u soo baxay!

Dhawaan filo, IA.

01/01/2025

Bishu maanta waa kow
Sannad weeyi bilowgii
Beryo iyo wixii dhacay
Buuggood waa la xidhayaa
Baash cad baa la rogayaa
Khadka yaanan lagu badin

Badbaado, Afgudhiye

30/12/2024

Salaam!

My name's Abdinasir Sahal - I'm a leadership consultant, author of two books, part-communication lecturer, and the producer of πŒπ€π€ππ…π”π‘ ππŽπƒπ‚π€π’π“.

I'm passionate about helping you unlock your leadership within to unlock your potential.

I've dedicated the last 5 years mastering my skills, knowledge and experience (competency) on π‹π„π€πƒπ„π‘π’π‡πˆπ! I write, speak, and consult on π‹π„π€πƒπ„π‘π’π‡πˆπ!

Here is my professional email:

[email protected]

My WhatsApp Business: +252 65 451 6343

Abdinasir Sahal, CEO & Founder

MAALMUHU ISU EKAA?Sannadku waa 1965! Malaysiya ayaa xariggii midnimada ee la guntay sannadii 1963-kii kala furtay! Malay...
09/12/2024

MAALMUHU ISU EKAA?

Sannadku waa 1965! Malaysiya ayaa xariggii midnimada ee la guntay sannadii 1963-kii kala furtay! Malaysiya ayaa ku khasabtay in Singabuur iskeed isku maamusho, oo ay dawlad madaxbannaan noqoto. Reer Singabuur talaa ku ciirtay; mana aanay arkeyn mustaqbal, waxaan ka ahayn huumaag iyo hammaday! Raqba waa ku raggeed’e, Lee Kwuan Yew ayaa guntiga dhiisha iskaga dhigay, oo yidhi ma Singabuur baa dhiman anigoo nool?

Sannaduhu isu ekaa! Maanta Somaliland oo ay xukuumad cusubi timid, sannadku waa iska 2025-kii! Maxaa caqabaddo hortaagnaa Singapore 1965, maanta se Somaliland hortaagan? Saddex ayaa ugu weyn:

Kow, in aqoonsi iyo iskaashi caalamiya la helo, oo ay kow ka tahay xubinnimada Qaramada Midoobay.

Laba, caqabadda labaad waxa ay ahayd ciidan hanta haybadda iyo amniga qaranka. Maba aanu lahayn wax ciidan ah dalkaa curdinka ahaa! 2 batalyan (Waa tiro ciidan milatari ah oo gaadhaysa 1,000 qof) oo ciidan oo ay lahayeen waxa uu hoos tegijiray ciidanka xoogga dalka Malaysiya.

Somaliland, maanta waxa ay wajaheysaa caqabad taa lamida! Isu ekaa maalmuhu!

Saddex, dhaqaale kobcinta iyo in nolol uu u abuuro dadkiisa ayaa ahayd madax xanuunkii ugu weynaa oo soo wajaha LKY. Somaliland iyana, caqabada dhaqaale waa mid doqoni garatay ah, oo laba Cali ku wadda hadlimayaan!

XALKA? SINGABUUR HA LA WEYDDIIYO!

26/11/2024

Halabuurka iyo curintu waa xirfadaha qarnigan 21-aad ee hoggaamiyuhu laga rabo inuu ku qalabaysnaado!

BY PROFESSOR MOHAMED HAJI MUKHTAR!
03/11/2024

BY PROFESSOR MOHAMED HAJI MUKHTAR!

08/08/2024
27/06/2024

Haddaad rabto inaad ogaato mustaqbalka dal, kaliya eeg halkay sheekada dadkiisa iyo madaxdiisu u badan tahay! Hadday wax tegay hadal hayaan, waa ummad iyo qaran galbaday!

Xilmad Guun ah!

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 11:00
Wednesday 08:00 - 11:00
Thursday 08:00 - 11:00
Saturday 08:00 - 11:00
Sunday 08:00 - 11:00

Telephone

+252634516343

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiraal Consulting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiraal Consulting:

Share