Welcome. To bayj "mahamiye"

Welcome. To bayj "mahamiye" Welcome to my page

09/12/2025

Buugaag qiimo jaban
Cidii rabto

06/08/2025

They are so hungry ,and they have not food ,they have not money to buy food
While they are not save them and their children
What we can with them
We heard the people of GAZZA that aren't save
We havefood and we have parent while they haven't food and while other may miss their parents and their chlidren their father their uncle
Free Palestine 🇵🇸 free Palestine 🇵🇸 ♥️

Imagine Adigoo jooga meel aanay cidi kaa garanayn Oo lagaa neceb yahay Imgine Meel ay dhibaato taalo dadka ku noolna ay ...
18/07/2025

Imagine
Adigoo jooga meel aanay cidi kaa garanayn
Oo lagaa neceb yahay
Imgine
Meel ay dhibaato taalo dadka ku noolna ay ku noolna ay yihiin kuwa xaalkooga uu yahay nolol iyo geeri u dhaxeeyo
Imagine
Adiguna k**a war haysid cid dhibaatada wado in ay yihiin cida aad shaqada u doonanayso qaar kamid ah

hadaba su'aal kee ayaad sifiican u fahantay

05/02/2025

Dhammaan muslimiinta meel walba ay joogaan
Waan salaamayaa

03/01/2025

Carys ciise waxa uu yidhi
"Somaalaay dhego la'aay
Dhagaxa tii ka adageey
Taan meel dheer dhawrinee
Walaalkeed dhiigiisa iyo dhexdiisa
U dhiiraneey "

Cidee wax dilaysa ?Yaase ladilayaa ?Waa su'aalo aan waydiinayo cida ku dagaalamysa qabyaaladWaxaan nahay dad isku diin a...
25/12/2024

Cidee wax dilaysa ?
Yaase ladilayaa ?
Waa su'aalo aan waydiinayo cida ku dagaalamysa qabyaalad
Waxaan nahay dad isku diin ah ,maxaynu isku dilnaa ,waxayn nahay dad isku jinsi ah maxaynu isku dilnaa ,waxaynu nahay dad isku af ah maxaynu isku dilnaa
Yaynaan noqon 3dii dibi ee libaaxu ka caqli badiyay ,ka labada dhinac ee dagaalamysa ka dhinta waa walaalkood umbay dileen ee may dilin nin shisheeye ah
Cida aynu agoomaynay waa walaalaheen caruurtoodii waxaynu isku laynay waa waxeenii oo wax kale maaha ,hanoqdo dhul iyo wixii lamid ah ,cidda is dulmisay waa inaga dhexdeena ee cid kale maaha ,walaalayaal hadaynaan wax kale isku qaban karaynin yaynaan isdilin ,laynga dhex faa'idaysan
Hadaba su'aashaydu waxay tahay hadii aynu sii wadno dagaalka maxaynu ka faa'idaynaa walaalayaal

01/09/2024

Dad isku haysta cadaawada walaalkood
Sida Inuu dal shisheeye cadaawad u hayo waxa I fahmikara nin meel dheer wax ka eegaya

23/07/2024

If we are Muslims, we worship Allah
And I don't like anyone hurting me

18/06/2023

Ila dhagyso wll

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Welcome. To bayj "mahamiye" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share