27/11/2015
TODOBA SIFO OO LAGU GARTO SAXIBKA WANAGSAN.
1.waa mid rabigi yaqana oo ilahay ku xidhan.
2.waa mid wanaga kula jaceyl xumahana kula naceyb.
3.waa mid xaqdi xuman iyo xasidnimo lahay,xormo uu ku hayo moyane.
4.waa mid dhabatada wakhtigega ku ag jogsada.
5.waa mid waxa uu hayo naf iyo malba kugu dagera oo kaga bakhaylin.
6.waa mid sirtada xifdiya amiina ah,
7.waa mid anan aqoon been iyo balan daro.........SAXIBKA WANAGSANI WAA NOLASHADA OO WANAGSANATA SAXIBKA XUMINA WAA NOLOSHADO XUMATA...