AZ Training and coaching

AZ Training and coaching Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AZ Training and coaching, Business consultant, Hargeisa.

**Hambalyo Ramadaan Wanaagsan!** 🌙✨  Bismillaahi Rahmaani Rahiim,    Dhammaan walaalaha Muslimiinta ah waxaan leeyahay: ...
01/03/2025

**Hambalyo Ramadaan Wanaagsan!** 🌙✨

Bismillaahi Rahmaani Rahiim,

Dhammaan walaalaha Muslimiinta ah waxaan leeyahay: **Ramadaan Mubaarak!** Ilaahay ha inoo dambi dhaafo, ajarkeena ha siyaadiyo, soonkeena iyo cibaadadeena ha inaga aqbalo.

Waxaa la joogaa xilli naxariis iyo isu-gargaar, ee aan sii xoojino walaaltinimada, samirka, iyo Alle ka cabsiinta. Ha noqoto Ramadaan barakeysan oo inoo horseeda naxariis, dambidhaaf, iyo badhaadhe!

**Ramadaan Kariim!** 🌙🤲

"Mastering Wise Decision-Making in Life & Business
04/02/2025

"Mastering Wise Decision-Making in Life & Business

Laylat al-Mi'raj Wanaagsan 🌙Habeenkan barakaysan ee dheeliminta Nabigeena suuban (SCW) isniin, 27/01/2025 oo ku beegan R...
27/01/2025

Laylat al-Mi'raj Wanaagsan 🌙
Habeenkan barakaysan ee dheeliminta Nabigeena suuban (SCW)
isniin, 27/01/2025 oo ku beegan Rajab 27, 1446 AH.
Illaahay (SW) haku iftiimiyo qalbiyadeenna iimaan balaadhan.

👉Good Morning Az Education center Friends 📢☕️ COFFEE ☕️
12/01/2025

👉Good Morning Az Education center Friends 📢
☕️ COFFEE ☕️

25/11/2024

Episode one | Part 10 | Macalinka iyo Ardayga

Sawerada Qabtii 2aad | Barnaamijka Youth Talent show
15/11/2024

Sawerada Qabtii 2aad | Barnaamijka Youth Talent show

👉Fariin Muhiima ah 📢🗳️ ELECTION 🗳️
12/11/2024

👉Fariin Muhiima ah 📢
🗳️ ELECTION 🗳️

Qabtii Kowaad sawerada | Barnaamijka Hibada Dhalinyarada somaliland
11/11/2024

Qabtii Kowaad sawerada | Barnaamijka Hibada Dhalinyarada somaliland

11/11/2024

Episode one|Qabtii 9aad| Sameynta social Media ku Leeyahy Waxbarshada

05/11/2024

Episode one | part 8 | Dhiiri galinta Ardayga

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AZ Training and coaching posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share