𝐏𝐫𝐢𝐦𝐞 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐮𝐥𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐋𝐓𝐃

  • Home
  • Somalia
  • Hargeisa
  • 𝐏𝐫𝐢𝐦𝐞 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐮𝐥𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐋𝐓𝐃

𝐏𝐫𝐢𝐦𝐞 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐮𝐥𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐋𝐓𝐃 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from 𝐏𝐫𝐢𝐦𝐞 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐮𝐥𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐋𝐓𝐃, Consulting Agency, Hargeisa.

Prime Consulting Offers these Areas: | Research | Climate change | Third-party Monitoring | Project Evaluations | Capacity building & trainings |Project management | Procurement & Logistics | Strategic management | Agribusiness | Education |

𝟔 𝐇𝐈𝐃𝐃𝐄𝐍 𝐑𝐔𝐋𝐄𝐒 𝐎𝐅 𝐈𝐍𝐅𝐋𝐔𝐄𝐍𝐂𝐄.𝐉𝐮𝐦𝐚 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤. Consulting
12/12/2025

𝟔 𝐇𝐈𝐃𝐃𝐄𝐍 𝐑𝐔𝐋𝐄𝐒 𝐎𝐅 𝐈𝐍𝐅𝐋𝐔𝐄𝐍𝐂𝐄.

𝐉𝐮𝐦𝐚 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤.
Consulting

11/05/2025

𝐇𝐀𝐏𝐏𝐘 𝐌𝐎𝐓𝐇𝐄𝐑'𝐒 𝐃𝐀𝐘 !

Greetings to all the incredible moms out there! May your day be filled with joy, kindness, and love.
Mother's day is a special day to celebrate and show gratitude to the most important person in our lives along with thoughtful gestures,heartfelt and messages that can express our love and appreciation for our mothers.
"Happy mothers day to all mothers, in the whole wide world, mothers, your unwavering love and support mean the world to us!!

happy mother's day for everyone.
𝐏𝐫𝐢𝐦𝐞 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐮𝐥𝐭𝐢𝐧𝐠 (𝐏𝐈𝐂)

𝐄𝐧𝐠𝐥𝐢𝐬𝐡 𝐋𝐚𝐧𝐠𝐮𝐚𝐠𝐞 𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬Baahida ugu wayn ee dhalinyaradu qabto waa xirfadaha dhanka luqadaha so marka waxaan halkan kugul...
10/05/2025

𝐄𝐧𝐠𝐥𝐢𝐬𝐡 𝐋𝐚𝐧𝐠𝐮𝐚𝐠𝐞 𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬

Baahida ugu wayn ee dhalinyaradu qabto waa xirfadaha dhanka luqadaha so marka waxaan halkan kugula wadaagayaa linkyo iyo website-yado muhiim ah oo aad ka heli karto macluumaad iyo tababarro ku saabsan shahaadooyinka caalamiga ah ee luuqadda Ingiriisiga ee ka faa’iidayso👇🏾
1. IELTS – www.ielts.org
• Website-ka rasmiga ah ee IELTS.
• Waxaad ka heli kartaa:
• Tusaalooyin imtixaan.
• Xilliyada imtixaanka.
• Meelaha laga gali karo.
• Tababar bilaash ah (free practice materials).
• Free practice: https://www.ielts.org/about-ielts/ielts-practice-test
2. TOEFL – www.ets.org/toefl
• Website-ka rasmiga ah ee TOEFL.
• Waxaad ka heli kartaa:
• Sida loo isdiiwaangaliyo.
• Talooyin iyo tusaalooyin imtixaan.
• Barnaamijyo tababar ah (prep courses).
• Free sample questions: https://www.ets.org/toefl/test-takers/ibt/prepare.html
3. Cambridge English – www.cambridgeenglish.org
• Website-ka rasmiga ah ee shahaadooyinka Cambridge.
• Waxaad ka baran kartaa:
• Noocyada imtixaanka.
• Heerkaaga luqadeed (CEFR test).
• Practice tests.
• Practice materials: https://www.cambridgeenglish.org/learning-english/exams/

4. PTE Academic – www.pearsonpte.com
• Website-ka rasmiga ah ee imtixaanka Pearson.
• Waxaad ka heli kartaa:
• Sida imtixaanka u shaqeeyo.
• Meelaha laga gali karo.
• Casharro tababar ah.
• Free practice app: https://www.pearsonpte.com/preparation

5. Duolingo English Test – englishtest.duolingo.com
• Website-ka rasmiga ah ee imtixaanka Duolingo.
• Waxaad ku gali kartaa imtixaanka gurigaaga.
• Waxaad ka heli kartaa:
• Practice test bilaash ah.
• Natiijooyin degdeg ah.
• Free practice test: https://englishtest.duolingo.com/home

Websites dheeri ah oo kaa caawin kara barashada iyo tababarka:
https://www.efset.org – Imtixaan bilaash ah si aad u ogaato heerkaaga CEFR (A1–C2).
https://www.britishcouncil.org/english/learn-online – British Council wuxuu bixiyaa koorsooyin iyo agab waxbarasho oo tayo leh.
https://www.futurelearn.com/subjects/language-courses/english – Koorsooyin bilaash ah oo aad kula baran karto Ingiriis online.
• https: learnenglish.britishcouncil.org – Baro vocabulary, grammar, iyo listening practice.


Eg Ahmed Abdi Hashi✍️✅

Prime International Consulting Waa Saaxiibkaaga & Lataliyahaaga !Subax wanaagsan
03/05/2025

Prime International Consulting Waa Saaxiibkaaga & Lataliyahaaga !

Subax wanaagsan

𝐇𝐚𝐩𝐩𝐲 𝐋𝐚𝐛𝐨𝐫 𝐝𝐚𝐲 to all the hardworking and dedicated workers, and every diligent hand that builds our nation! Prime Inte...
01/05/2025

𝐇𝐚𝐩𝐩𝐲 𝐋𝐚𝐛𝐨𝐫 𝐝𝐚𝐲 to all the hardworking and dedicated workers, and every diligent hand that builds our nation!

Prime International Consulting honors and celebrates your dedication, perseverance, and hard work. May Allah bless all the work of your hands!


Shirkadda Prime International Consulting oo ah Shirkad latalin (Consulting Company) kana shaqaysa arrimaha 1.Cilmibaadhi...
30/04/2025

Shirkadda Prime International Consulting oo ah Shirkad latalin (Consulting Company) kana shaqaysa arrimaha
1.Cilmibaadhista (𝐑𝐞𝐬𝐞𝐚𝐫𝐜𝐡)
2.Isbedelka Cimilada (𝐂𝐥𝐢𝐦𝐚𝐭𝐞 𝐜𝐡𝐚𝐧𝐠𝐞)
3.Dabagalka Mashaariicda (𝐓𝐡𝐢𝐫𝐝-𝐩𝐚𝐫𝐭𝐲 𝐌𝐨𝐧𝐢𝐭𝐨𝐫𝐢𝐧𝐠)
4.Qiimaynta Mashaariicda(𝐏𝐫𝐨𝐣𝐞𝐜𝐭 𝐄𝐯𝐚𝐥𝐮𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬
5.Awood-dhisidda & Tababarada (𝐂𝐚𝐩𝐚𝐜𝐢𝐭𝐲 𝐛𝐮𝐢𝐥𝐝𝐢𝐧𝐠 & 𝐭𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠𝐬),
6.Maamulka Mashaariicda (𝐏𝐫𝐨𝐣𝐞𝐜𝐭 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭
7.Gaadiidka & Alaabaha (𝐏𝐫𝐨𝐜𝐮𝐫𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 & 𝐋𝐨𝐠𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐬
8.Maamulka Fogaan-aragga (𝐒𝐭𝐫𝐚𝐭𝐞𝐠𝐢𝐜 𝐦𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭)
9.Ka-ganacsiga Beeraha(𝐀𝐠𝐫𝐢𝐛𝐮𝐬𝐢𝐧𝐞𝐬𝐬 )& 10.Waxbarashada (𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 ).

Waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan cid kasta oo danaynaysa arrimahaas kor ku xusan inay diyaar idiin yihiin khubaro takhasusyo kala duwan u leh noocyadaas talabixinta ah.

𝑾𝒂𝒅𝒂𝒔𝒉𝒂𝒒𝒂𝒚𝒏 𝑾𝒂𝒏𝒂𝒂𝒈𝒔𝒂𝒏

@𝓟𝓻𝓲𝓶𝓮 𝓘𝓷𝓽𝓮𝓻𝓷𝓪𝓽𝓲𝓸𝓷𝓪𝓵 𝓒𝓸𝓷𝓼𝓾𝓵𝓽𝓲𝓷𝓰 .

Prime Consulting-PC Waxa ay idinku hambalyaynaysaa Ciidka 3aad ee ummadda islaamka oo ah Ciidka Maalinka Jimce.Maalinkan...
18/04/2025

Prime Consulting-PC Waxa ay idinku hambalyaynaysaa Ciidka 3aad ee ummadda islaamka oo ah Ciidka Maalinka Jimce.

Maalinkan Jimce aynu kaga faaidaysanno arrimahan:

1. Cibaado & Camal Suuban.
2. Booqashada & Xidhiidhinta ehelka.
3. Cafis & Saamaxaad.

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Shirkadda Prime Consulting-PC waxa ay ugu bushaaraynaysaa bahda waxbarashada, gaar ahaan ardayda dhawaan qalinjabinaya i...
17/04/2025

Shirkadda Prime Consulting-PC waxa ay ugu bushaaraynaysaa bahda waxbarashada, gaar ahaan ardayda dhawaan qalinjabinaya in ay bilawday barnaamij lagu caawinayo ardayda la dhibban qorista buuga jaamacadda (𝐓𝐡𝐞𝐬𝐢𝐬 𝐛𝐨𝐨𝐤)

Annaga oo ka duulayna Tiirka tababarrada & dhisidda awoodda (Training & Capacity building) waxa aanu heshiis (Strategic partnership) la galnay Shirkadda 𝐀𝐌𝐁 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐮𝐥𝐭𝐢𝐧𝐠, taas oo ah shirkad ay ku midaysanyihiin Professors jaamacadaha dalka Ethiopia wax ka dhiga.

Fursaddan Waxa aanu ugu talogalnay saddex qaybood:

1.Supervision (In la korjoogteeyo ardayga lana siiyo wixii talo ah )
2. In laga caawiyo hab qoraalka thesis book-ga.
3. In laga Caawiyo inuu Thesis title kiisa u daabaco si caalami ah (Article Publication)

Consulting
Thesis Assistance program

Happy Tree Planting Day! Remember, successful tree planting starts with choosing the perfect tree for the perfect spot, ...
15/04/2025

Happy Tree Planting Day! Remember, successful tree planting starts with choosing the perfect tree for the perfect spot, serving the right purpose. Let's green up our world together! 🌳🌍

Prime Consulting-PC

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 06:00
Tuesday 08:00 - 06:00
Wednesday 08:00 - 06:00
Thursday 08:00 - 06:00
Saturday 08:00 - 06:00
Sunday 08:00 - 06:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝐏𝐫𝐢𝐦𝐞 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐮𝐥𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐋𝐓𝐃 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share