Qalib Cloud Accounting & Business Consulting Company

Qalib Cloud Accounting & Business Consulting Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qalib Cloud Accounting & Business Consulting Company, Business consultant, 26 June, Hargeisa.

Shirkadda Qalib Cloud waxay ku diyaarisay Fadhisinta Barnamijyada Xisabadka Online ka ah,Cloud iyo Quickbooks, Barashada Xirafadaha Xisabadka, Cawinta Xisaab xidhka sanadlaha ah iyo Latalinta Ganacsiga.

04/01/2024

Dhamaan Ardayda xiisaynaysa barshada xirfadaha Xisaabaadka[ ] sida: .
waxay bilaabmi donan dhamaan Course yadani goor-dhaw.
Fadlan la xidhiidh WhatsAap number:065-8250870//065-9990162.

Si aad xirfadaada aqooneed ee dhanka xisaabaadka casriga ah aad sare ugu qaado mudo kooban ku baro:   Accounting (Manual...
28/11/2023

Si aad xirfadaada aqooneed ee dhanka xisaabaadka casriga ah aad sare ugu qaado mudo kooban ku baro:

Accounting (Manual)
Accounting
. ( )
Information System (AIS)
Information System (MIS) .
oo hel casharo uu dhigayo khabiir sare.

Sidoo kale:
Dhamaan xisaabaadka goobahaaga ganacsiga si aad uga dhigato mid Online casri ah,
Shirkadaha Jecel in aysan Xisaabaadkoodu ka dayacmin lana socdaan markasta iyo goob kasta waxaan idin diyaarinay qaab online casri ah oo aad ku kaydsan karto Xogtaada Cloud Server.

Fadlan iska diiwaan geli:
WhatsApp: 65 9990162
Tell: +252638250868/252638250869/252638250870
Email: [email protected]

SI AAD ULA  JAAN QAADO XISAABAADKA ONLINE-KA EE CASRIGA AH:- Ma dooneysaa inuu ganascigaaga helo xisaabaad casri ah oo a...
17/11/2023

SI AAD ULA JAAN QAADO XISAABAADKA ONLINE-KA EE CASRIGA AH:
- Ma dooneysaa inuu ganascigaaga helo xisaabaad casri ah oo aa ku kalsoonaan karto.
- Ma dooneysaa iney xisaabaadkaagu raacaan nidaamka xisaabaadka caalamiga.
- Ma dooneynaa xogtaada ganacsiga iney kuu taalo goobo amaan ah oo la hubo.
- Ma dooneysa inaad dhaqdhaqaaqa ganacsi aad kala socon karto meel waliba oo aad adduunka ka joogto.
- Ma dooneysaa in mar waliba lagaa saxo khaladaadka xisaabeed ee kugu dhex jira.
- Ma dooneysaa in sannad waliba laguu sameeyo Audit oo lagaa hubiyo xisaabta aad xidhatay oo lagaa saaro wixii khaladaad ee xisaab xidhkaaga ku dhex jira.
- Ma dooneysaa in laguu tababaro xisaabiyeyaashaada si ay ula qabsadaan nidaamka xisaabaadka caalamiga ah.
- Ma dooneysaa in maalin walba laguu diiwangeliyo xisaabaadkaaga ganacsiga xisaabiye la`aan oo
aad maalin walbana hesho warbixin dhameystiran, bil walibana aad hesho xisaab xidh dhameystiran ka dibna sannad walba xisaabtaada laguu xidho:

Jawaabtaadu haddii ay "HAA" tahay fadlan lasoo xidhiidh Qalib Cloud Accounting & Business Consulting Company
Wixii faahfaahin dheeraad ah kala soo xidhiidh Numberka hoos ku xusan si lagu diiwan geliyo
WhatsApp: 63 7232814
Email: [email protected]

Address

26 June
Hargeisa
HRG

Telephone

+252659990162

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qalib Cloud Accounting & Business Consulting Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qalib Cloud Accounting & Business Consulting Company:

Share