Tawakal Livestock Trading Company

Tawakal Livestock Trading Company Tawakal Livestock Trading Company has been in the livestock trade business since 1995. Currently, we

07/08/2022

FUSAD DAHABI AH

Soonka maalinta cashuuraa, waa fursad aad u qiima badan. Waxaa lagu dhaafaa danbiga sanadkii tagay.
Halaga faaiidaysto.

Eid mubarak dhamaan muslimintq
03/05/2022

Eid mubarak dhamaan muslimintq

12/10/2017
17/02/2017

Xarigga Weriye Coldoon!

Shalay iyo maanta safar ayaan ku jirey, waxaanan maqlay xarigga weriye Cabdimalik Coldoon. Weriye Coldoon, si toosa isuma aanan baran, laakiin adduunka maanta warbaahinta aan xuduuda lahayn iyo baraha bulshadu ku xiriirto ayaa dadka is bartay.. waxaanan ku bartay isagoo wanaag badan fidinaya ama soo tebinaya..

Anigu waxaan ka mid ahayn dadka taageersan oo had iyo goor xusa ama bogaadiya, wanaaga badan ee jamhuuriyadda somaliland ka hirgalay muddadii 25 sano ee lasoo dhaafay.. waayo waxaan ogahay Hargeisa horraankii 1993 iyadoo weli gurya badan saqafku ka maqanyahay, maantana waa caasimad quruxdeeda iyo horumarkeeda lagu farxo, oo lagu faano..

Waxaan filayaa Jamhuuriyadda Somaliland waxba u dhimi meyso tegitaanka coldoon uu tegey Muqdisha, laakiin xariggiisu waxbuu ka bi'in karaa, isagana wax buu tarayaa.

Sidaa awgeed waxaan si xushmad iyo qaddarin leh uga codsanayaa madaxweynaha, iyo wasiirka madaxtooyada iyo madaxda kale ee jamhuuriyadda Somaliland, oo in badan aanu saaxiib nahay, wanaagoodana aan jeclahay, in la sii daayo weriye Cabdimalik coldoon..

Ilaahayna waxaan uga baryayaa Madaxda inuu khayrka waafajiyo.

TAWAKAL ACTIVITIES
21/12/2015

TAWAKAL ACTIVITIES

19/12/2015

VISION
Tawakal’s mission is “to see economically developed Somaliland where livestock production retains the major share in the country’s GDP; modern meat production and diary processes replace the livestock export practices in the long-run”.

MISSION
Tawakal’s mission is to contribute to the transformation of the livestock production processes through the introduction of modern production technologies; Somaliland pastoralist and livestock traders’ income increases many fold.

OBJECTIVES
The purpose of our business is to establish animal fattening farm with the aim to transform the pastoralist economy from the current scenario of droughts and asset erosion to one of self reliance and sustainable production of livestock by improving their living conditions.

Address

Behind Central Mosque
Hargeisa
252

Telephone

063 4470663

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tawakal Livestock Trading Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tawakal Livestock Trading Company:

Share