Diiriye Cumar

Diiriye Cumar video

Permanently closed.
08/06/2024

Nin ku qaba sidaan ahay kiradiyo ijaarkii labaxsaday masruufkiii ku khamaaray biil kii ama xaafad ka le tagay Gabdho kal...
03/08/2022

Nin ku qaba sidaan ahay kiradiyo
ijaarkii labaxsaday masruufkiii ku khamaaray biil kii
ama xaafad ka le tagay Gabdho kale shukaansaday
maxaad iigu Maran tahay
Hooy hooy wadaaday Bilcayahayn Dabaal yahayn
Bilis yahayn inkaar yahayn Qaadka adigu naag yahayn
imaad qaadine Qash Qashaada
iga dhaaf Qush bal Baan ku leeyahay
(JACBUR KII ISA SUDHAN)
Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi

01/08/2022

Hadaad Qosli waydo orad dhakhtar tag oo is daawanayaa😂

31/07/2022

GABADH REER BOORAMA AH OO TIKTOK CAANKA AH AYAA KU FAANTAY DHULKEEDA CAJIIB

31/07/2022

HAPPY AXMED OO AF CUSUB KU HADASHAY😂

Dab weyn oo Qabsaday Guri ku yaala xaafada Xero-awr ee magaalada Hargeysa ayaa ciidamada Dab-demiska caasimada Hargeysa ...
29/07/2022

Dab weyn oo Qabsaday Guri ku yaala xaafada Xero-awr ee magaalada Hargeysa ayaa ciidamada Dab-demiska caasimada Hargeysa ku guuleysteen inay xakameeyaan dabkaas.

Dabkan oo ahaa dab laxaad leh ayaa ku fidiyay guryihii kale ee ka dhawaa goobtaas, waxaana ciidamadu dabkaa ku hakiyeen halkii uu ka bilaabmay.

Ciidamada Booliska ayaa iyaguna hawlgalkaa goobjoog ahaa, sababta dabkaa dhalisayna waxaa gacanta ku haya ciidanka Baadhista ee Booliska.

Ugu dambayn waxa kulmay Askarigii iyo Haweenaydii Jeclaatay
27/07/2022

Ugu dambayn waxa kulmay Askarigii iyo Haweenaydii Jeclaatay

Fartuun Balbalaarka ayaa Sheegtay in ay Guursan doonto   Wiil 17 Jir ah..  .Sideed U Aragtaan
27/07/2022

Fartuun Balbalaarka ayaa Sheegtay in ay Guursan doonto Wiil 17 Jir ah.. .

Sideed U Aragtaan

Dire Dire kanabad gala lamaanaha qarniga Farhiya  Fiska iyo mubaarik  October
25/07/2022

Dire Dire kanabad gala lamaanaha qarniga Farhiya Fiska iyo mubaarik October

Fanaaniinta Farhiya  Fiska & Mubarik Oktoobar ayaa nolosha ku bohoobay | Hargeysa ayuu maanta Meherkoodu ka dhacay - Wad...
23/07/2022

Fanaaniinta Farhiya Fiska & Mubarik Oktoobar ayaa nolosha ku bohoobay | Hargeysa ayuu maanta Meherkoodu ka dhacay - Wada jiree nabadgala Saaxiibayaal.

Address

Hargeisa

Telephone

+252633205525

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diiriye Cumar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share