SLNTV

SLNTV Mohamed Abdi Mcw page

πŸ˜‚Qaranka  hoo feedhka πŸ’ͺπŸ‘ŠπŸ‘ŠπŸ‘οΈπŸ‘οΈMa Aragtan Huwaneey😭
01/09/2023

πŸ˜‚Qaranka hoo feedhka πŸ’ͺπŸ‘ŠπŸ‘ŠπŸ‘οΈπŸ‘οΈMa Aragtan Huwaneey😭

🟩⬜πŸŸ₯Marn qaranka ha u barin''dhashii Qaranka SLND
31/08/2023

🟩⬜πŸŸ₯Marn qaranka ha u barin''dhashii Qaranka SLND

31/08/2023

SHacabka somaliland oo siday u dhanyihiin Taageero u Haya ciidan qaranka ee milteriga

WAR DEGDEG AH: Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa xalaalaysay natiijada doorashadii la qabtay badhtamaha bishii h**e.Ma...
05/09/2022

WAR DEGDEG AH: Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa xalaalaysay natiijada doorashadii la qabtay badhtamaha bishii h**e.

Maxkamadda sare oo maalintii Jimcaha soo geba gebaysa dhegaysiga dacwaddii ka timi ninka 5 jeer u tartamay Kursiga dalkaa ugu sarreeya ee Raila Odinga ayaa maanta ku dhawaaqday in William Ruto uu yahay ninka sida saxda ugu adkaaday codadkii la dhiibtay.

Lama oga tallaabada ay qaadayaan Raila Odinga iyo taageereyaashiisu!

𝖢𝖺𝗋 π—†π—Žπ–Όπ–Ίπ–Ίπ—‹π–Ίπ–½π—ˆπ— 𝖢𝖺𝖽𝖺𝗇𝗄𝖺 π—Šπ–Ίπ–Ίπ—Œπ—„π–Ί 𝗄𝖺 𝖽𝖺𝖺𝗒𝖺
02/09/2022

𝖢𝖺𝗋 π—†π—Žπ–Όπ–Ίπ–Ίπ—‹π–Ίπ–½π—ˆπ— 𝖢𝖺𝖽𝖺𝗇𝗄𝖺 π—Šπ–Ίπ–Ίπ—Œπ—„π–Ί 𝗄𝖺 𝖽𝖺𝖺𝗒𝖺

π–¦π—ˆπ—ˆπ—Œπ—π—Ž 𝗐𝖺𝗑𝖺𝗒 𝖠𝖺𝗋𝗄𝖺 π–¦π—Žπ—Žπ–½π—„π–Ί π—Žπ—€π—Ž π–₯π—Žπ—Žπ—Œπ—π–Ί π—‚π—‡π—Žπ—Ž 𝗒𝖺𝗁𝖺𝗒 𝖲𝖺𝖺𝗒𝗀𝖾𝖾𝖽𝗂𝗂 π—Œπ—‚ 𝗄𝖺𝗅𝖾 π—π–Ίπ—π—Ž 𝗆𝖺𝗅𝖺𝗒𝗇𝗂𝗇𝖾
02/09/2022

π–¦π—ˆπ—ˆπ—Œπ—π—Ž 𝗐𝖺𝗑𝖺𝗒 𝖠𝖺𝗋𝗄𝖺 π–¦π—Žπ—Žπ–½π—„π–Ί π—Žπ—€π—Ž π–₯π—Žπ—Žπ—Œπ—π–Ί π—‚π—‡π—Žπ—Ž 𝗒𝖺𝗁𝖺𝗒 𝖲𝖺𝖺𝗒𝗀𝖾𝖾𝖽𝗂𝗂 π—Œπ—‚ 𝗄𝖺𝗅𝖾 π—π–Ίπ—π—Ž 𝗆𝖺𝗅𝖺𝗒𝗇𝗂𝗇𝖾

23/08/2022
Daqiiqado kadib ayaa la ogaan doona musharaxa ku guuleystay doorashada madaxtinimda Kenya. Waqtiga ay qabsadeen guddiga ...
15/08/2022

Daqiiqado kadib ayaa la ogaan doona musharaxa ku guuleystay doorashada madaxtinimda Kenya.

Waqtiga ay qabsadeen guddiga doorashada Kenya waxa ka dhiman 30daqiiqo.

Adiga yey kula tahay inuu ku guuleysanaayo xilkaas?

Wasarada Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland ee Gobolka Awdal ayaa hawl-galo lagu baadhaayo bad-qabka Baabuurta ...
12/02/2022

Wasarada Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland ee Gobolka Awdal ayaa hawl-galo lagu baadhaayo bad-qabka Baabuurta ka fulisay kaantaroolada Magaalada Boorama.

09/02/2022

Waxaa magaalada Philadelphia, USA ku geeriyooday Imam Asim Abdurrashid oo ahaa imaamkii masjidka Mujaahidiin illaa iyo 1984 tii. Wuxuu ahaa 70 jir. Waxaan la kulmay dhawr goor oon arrimo islaam la xiriira ka wada shaqaynay. Inta qof ee isugu timid janaazadiisa waa calaamad farxad leh. Wuxuu soo islaamay 1972 oo uu iska badalay magacuu ku dhashay oo ahaa Alexander Thompson. Xaaska uu hadda ka dhintay waxay is qabeen 41 sano. Wuxuu ifka uga tagay ubad 19 ah, 55 uu awoowe u yahay iyo 5 uu abkow u yahay. Dacwada islaamka, khaasatan madowga maraykanka, aad ayuu ugu khidmeeyay 40 kii sano ee la soo dhaafay. Yaa Rabb, sida uu diintaada dhul ay qariib ku tahay ugu khidmeeyay ugu naxariiso oo malaa'iguhu ugu khidmeeyaan jannada.

~Brother Diini.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634029340

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SLNTV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share