11/07/2026
Shaqo ku bilaabantay riyo, lagu dhigay waraaq, hadana cagta saartay dariiqii xaqiijinta.
Cabirka 9meter by 24meter
Sadex hurdo,
Fadhi iyo cunto
Sadex suuli
Madbakhii iyo istoodhkisii
Laundry room kii
Iyo waxa dheer barxad nasasho oo aad u qurux badan
Beegsan CC