Alkhayraat rent cars

Alkhayraat rent cars waxaan diyaar niila nahay babuur tayo leh
we are ready more quality cars
موجود سيارة را?

CIID BOOKING 🥳 MACMIIL KA FAIDAYSO BAABUURTA AAN KUGU TALA GALNAY MAALINTA FARXADEED EE CIIDUL ODXA  Branch 👉 572655 063...
25/05/2026

CIID BOOKING 🥳 MACMIIL KA FAIDAYSO BAABUURTA AAN KUGU TALA GALNAY MAALINTA FARXADEED EE CIIDUL ODXA
Branch 👉 572655 0634221051/ 0634420952 / 0636434983
Branch 👉4603105 /4630674 /4492725

30/03/2026

Welcome back our dear customer

18/03/2026

ADEEGYADA CUSUB EE AANU SOO KORDHINAY OO UU SHARAXAYO
GUDOOMIYE Mohamed Bango

CIID BOOKING 🥳 MACMIIL KA FAIDAYSO BAABUURTA AAN KUGU TALA GALNAY MAALINTA FARXADEED EE CIIDUL FITRI  Branch 👉 572655 06...
17/03/2026

CIID BOOKING 🥳 MACMIIL KA FAIDAYSO BAABUURTA AAN KUGU TALA GALNAY MAALINTA FARXADEED EE CIIDUL FITRI
Branch 👉 572655 0634221051/ 0634420952 / 0636434983
Branch 👉4603105 /4630674 /4492725

05/01/2025

NEW UPDATE 2025

10/12/2024

Ninka jakson waji maleh bal eega siduu
Saxiibki iron ugalay waji male kkkk
Ugu dambayn Alkhayraat rent cars ayaa
Iron isna ka hagaaji meesha waxba la iskuma
Hadhin kkkkkkk
Kala so xidhiidh hadaba shirkada alkahyaraat
Taleefanada 572655 6434983 4420952 iyo 4221051 ama shirkadu waxay ku taala hargeisa jigjiga yar gaar ahaan maansoor area

01/12/2024

Gudoomiyaha shirkada Alkhayraat rent cars
Mudane mohamed abdilahi jama {Mohamed Bango} oo soo bandhigay Adeegyo cusub oo ay shirkadu soo kordhisay sida adeeg yadi h**e kiraynta gadiidka raaxada oo dib loo cusboonaysiiyay laguuna sameeyay qiimo dhimis aad uufiican iyo sharaxadiihi sido kale waxa lagu so daray tourism iyo safarada dhaadheer oo ay ku diyaar yihiin land cruise waxa kale oo dib loo cusboonaysiiyay babuurti vip eemeherada aroosyada iyo munaasibadaha gaarka oo ay diyaar kuyihiin sida land cruiser V8 2024 prado V8 lexus i harrier iyo crown zaloon 2015
Uguna talo gashay macamiisha sharafta leh ee ku xidhan shirkada iyo kuwada cusub
Hadaba xarunta guud waxay ku taala Hargeisa, Somaliland ama kaso horjeedka ethiopian vip restaurant ama waqooyha Mansoor Hotel Hargeisa
Ama kala xidhiidh taleefanada kala ah
063 4221051 063 4420952 063 6434983
Ama land line shirkada 572655
Mahadsanid macmiil

Welcome your needs ready here..
16/09/2024

Welcome your needs ready here..

14/09/2024

Bushaaro dhammaan ardayda ka qalin jabinaysa
Jaamacadaha dalka sanadkan 2024 waxaan ogaysiinayna.........
Inaad naga heli kartaan babuurta harrier one tan iyo sharaxadoodi
Ardayga qallin jabinaya waxa u dheer 15 litir o shidaala iyo 45 km safara
We not care the money but we care your satisfaction
Call us 572655

Address

JIG Jiga Yar
Hargeisa
1234

Telephone

00252634221051

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alkhayraat rent cars posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alkhayraat rent cars:

Share